{"id":21481,"date":"2014-05-16T14:36:35","date_gmt":"2014-05-16T11:36:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21481"},"modified":"2014-05-16T14:36:35","modified_gmt":"2014-05-16T11:36:35","slug":"luuq-kooxihii-dilay-guddoomiye-qoorleex-oo-la-soo-qabtayluuq-kooxihii-dilay-guddoomiye-qoorleex-oo-la-soo-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/luuq-kooxihii-dilay-guddoomiye-qoorleex-oo-la-soo-qabtayluuq-kooxihii-dilay-guddoomiye-qoorleex-oo-la-soo-qabtay\/","title":{"rendered":"LUUQ: Kooxihii Dilay Guddoomiye Qoorleex oo la soo qabtayLUUQ: Kooxihii Dilay Guddoomiye Qoorleex oo la soo qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Howlgallo ballaaran oo laga sameeyay Xaafado ka tirsan Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa Maleeshiyaadka Ururka Ahlu Sunna ay ku soo qabteen Kooxo la sheegay in Dileen Gudoomiyihii Maxakada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ururka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Xuseen Al-Qaadi ayaa sheegay in howgalladan oo ahaa mid ballaaran lagu soo qabtay labo ka mid ah 3 Ruux oo Degmada Luuq ku toogatay Sheekh Maxamuud Qoorleex.<\/p>\n<p>Waxuu sheegay Afhayeenka in labadan Ruux ee loo soo qabtay Dilka Gudoomiye Qoorleex in uu ku socdo baaritaano islamarkaana la ogaan doono Cida ay la shaqeeyaan sida uu hadalka u yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa howlagllo ka sameeyay Xaafado ku teedsan Degmada Luuq waxaana baaritaanadaasi ku soo qabanaay labo Ruux oo lagu tuhmay Dilka Gudoomiyihii Maxkamada Degmada Luuq Sheekh Maxamuud Qoorleex\u201d intaa ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Gacan ku soo dhigista labadan Qof ayaa ku soo aadeysa Iyadoo habeen ka hor Kooxo hubeysan ay ku Dileen Degmada Luuq Guddoomiyihii Maxkamada Degmada Luuq.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/58-150x1501.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/58-150x1501.jpg\" alt=\"58-150x150\" width=\"240\" height=\"187\" class=\"alignleft size-full wp-image-21482\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgallo ballaaran oo laga sameeyay Xaafado ka tirsan Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa Maleeshiyaadka Ururka Ahlu Sunna ay ku soo qabteen Kooxo la sheegay in Dileen Gudoomiyihii Maxakada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Afhayeenka Ururka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Xuseen Al-Qaadi ayaa sheegay in howgalladan oo ahaa mid ballaaran lagu soo qabtay labo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21481","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21481"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21483,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21481\/revisions\/21483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}