{"id":21478,"date":"2014-05-15T20:14:01","date_gmt":"2014-05-15T17:14:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21478"},"modified":"2014-05-15T20:14:23","modified_gmt":"2014-05-15T17:14:23","slug":"safiirka-liibiya-ee-somalia-oo-lagu-qaabilay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/safiirka-liibiya-ee-somalia-oo-lagu-qaabilay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Safiirka Liibiya ee Somalia oo lagu qaabilay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri\u2019 Mohamed Hamza ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Liibiya ee dalka Soomaaliya ambassador Taher Salem Abduljalil Daloub oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal,isdhaafsi khubaro iyo dhiirigelinta maalgashiga.<\/p>\n<p>Siihayaha Safaaradda Liibiya ee Soomaaliya ayaa aad u ammaanay tijaabada Soomaaliya ay u martay dhabaha nabadda iyo dib u heshiisiinta , isagoo bogaadiyay qaab dhismeedka Baarlamaanka iyo horumarada dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gaartay dhanka amniga , taasoo uu sheegay inay mudan tahay inay Liibiya ka barato Soomaaliya oo tusaale cusub u ah wadamada nabadda jecel.<\/p>\n<p>Dhankiisa Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa u rajeeyay dowladda iyo Shacabka Liibiya nabad waarta oo u saldhigta dowladnimada ,dibna u soo celisa kaalintii Liibiya ay ku laheyd qaaradda Afrika iyo Caalamka.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC05681.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC05681.jpg\" alt=\"DSC05681\" width=\"600\" height=\"450\" class=\"alignleft size-full wp-image-21479\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC05681.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSC05681-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri\u2019 Mohamed Hamza ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Liibiya ee dalka Soomaaliya ambassador Taher Salem Abduljalil Daloub oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal,isdhaafsi khubaro iyo dhiirigelinta maalgashiga. Siihayaha Safaaradda Liibiya ee Soomaaliya ayaa aad u ammaanay tijaabada Soomaaliya ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21478","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21478","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21480,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21478\/revisions\/21480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}