{"id":21468,"date":"2014-05-15T15:27:20","date_gmt":"2014-05-15T12:27:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21468"},"modified":"2014-05-15T15:27:20","modified_gmt":"2014-05-15T12:27:20","slug":"maraykanka-oo-kenya-uga-digay-cadaadinta-soomaalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/maraykanka-oo-kenya-uga-digay-cadaadinta-soomaalida\/","title":{"rendered":"MARAYKANKA OO KENYA UGA DIGAY CADAADINTA SOOMAALIDA"},"content":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka ee Afrika Linda Thomas-Greensfield oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in Maraykanka si weyn uga walaacsan yahay qaabka ay u dhaqmayaan ciidamada dowlada Kenya.<\/p>\n<p>\u201c\u2026Maraykanka wuu kasoo horjeedaa falalka ka dhanka ah Xaquuqul Insaanka, waana in la kala saaraa la dagaalanka Argagaxisada iyo caburinta Shacabka aan waxna galabsan\u2026\u201dayey tiri Ms. Greensfield.<\/p>\n<p>\u201c\u2026Waanu u gudbinay taladeena dowlada Kenya waan ognahay weeraradii argagaxisada ee ka dhacay dalka Kenya sugida amaankana waa lama huraan, balse maaha in shacabka aan wax galabsan ay noqdaan kuwo dhinac walba ka dulman oo ay dowlada iyo argagaxisaduba wada bartilmaamsadaan\u2026\u201d ayey tiri haweenaydan u hadashay dowlada Maraykanka oo markii ugu horeysay cambaareysay raafka lagu wado Soomaalida ku nool Kenya.<\/p>\n<p>Cambaareynta Maraykanka ayaa kusoo beegmatay wax yar kadib markii hay\u2019ada Human Rights Watch warbixin ay kasoo saartay Kenya ku sheegtay hawlgalka raafka Soomaalida mid ka baxsan xaquuqul insaanka.<\/p>\n<p>\u201c\u2026ciidamada Booliiska Kenya iyagoo adeegsanaya magaca dowlada iyo hawlgaladan waxay si gaar ah u bartilmaamsanayaan jaaliyadaha qaarkood\u2026\u201dayuu yiri Daniel Bekele madaxa Human Rights Watch ee Afrika, wuxuuna intaasi ku daray \u201c\u2026.Ciidamada Kenya waxay ku xadgudbeen muwaadiniinta reer Kenyanka ah, Qaxootiga iyo waliba muwaadiniinta wadamada kale kasoo jeeda, hawlgalka ay wadaana maaha mid wax ka bedalay xaalada amaanka\u2026.\u201d<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20268.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20268.jpg\" alt=\"20268\" width=\"520\" height=\"323\" class=\"alignleft size-full wp-image-21469\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20268.jpg 520w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20268-300x186.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 520px) 100vw, 520px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka ee Afrika Linda Thomas-Greensfield oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in Maraykanka si weyn uga walaacsan yahay qaabka ay u dhaqmayaan ciidamada dowlada Kenya. \u201c\u2026Maraykanka wuu kasoo horjeedaa falalka ka dhanka ah Xaquuqul Insaanka, waana in la kala saaraa la dagaalanka Argagaxisada iyo caburinta Shacabka aan waxna galabsan\u2026\u201dayey tiri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21468","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21470,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21468\/revisions\/21470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}