{"id":21459,"date":"2014-05-15T15:18:36","date_gmt":"2014-05-15T12:18:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21459"},"modified":"2014-05-15T15:18:36","modified_gmt":"2014-05-15T12:18:36","slug":"amisom-oo-baareysa-weerarkii-ismiidaaminta-ahaa-ee-ka-dhacay-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/amisom-oo-baareysa-weerarkii-ismiidaaminta-ahaa-ee-ka-dhacay-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"AMISOM oo baareysa Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Korneel Cali Aadan Xumud, Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo Shir jaraa\u2019id u qabtay Warfidiyeenada ayaa waxuu kaga hadlay Shirkiisa jaraa\u2019id arimo dhowr ah oo la xiriiri howlgallada ka dhanka ah Ururka Al Shabaab iyo kuwa kale oo quseeyay Xaalada dalka isagoona ugu horeyn cambaareeyay Weerar Ismiidaamin ahaa oo dhawaan ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Korneel Cali Aadan Xumud ayaa tilmaamay in Weerarkaasi uu muujinayo sida Al Shabaab ay cadow ugu yihiin Shacabka Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay waxuuna intaa ku daray in ay jiraan baaritaano ay wadaan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda oo ku aadan Cida ka dambeysa Weerarkaasi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Korneel Xumud ayaa hoosta ka xariiqay in AMISOM ay mas\u2019uuliyad ka saaran tahay Nabadeynta Soomaaliya iyo la Dagaalanka Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda islamarkaana ay sii wadi doonaan howgallada Militari ay ku baacsanayaan Al Shabaab ilaa laga saaro Dalka sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Hadalka Afhayeenka ayaa yimid kadib markii Weerar loo adeegsaday Gaari laga so buuxiyay Walxaha Qarxa lagula beegsaday Magaalada Baydhabo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Baay kaa oo ka dhashay Khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray Dad Shacab ahaa iyo qaar ka tirsanaa Ilaalada Gudoomiyahaasi hore.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-111-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-111-150x150.jpg\" alt=\"download-111-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21460\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Korneel Cali Aadan Xumud, Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo Shir jaraa\u2019id u qabtay Warfidiyeenada ayaa waxuu kaga hadlay Shirkiisa jaraa\u2019id arimo dhowr ah oo la xiriiri howlgallada ka dhanka ah Ururka Al Shabaab iyo kuwa kale oo quseeyay Xaalada dalka isagoona ugu horeyn cambaareeyay Weerar Ismiidaamin ahaa oo dhawaan ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21459","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21459","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21459"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21461,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21459\/revisions\/21461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}