{"id":21447,"date":"2014-05-15T15:12:55","date_gmt":"2014-05-15T12:12:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21447"},"modified":"2014-05-15T15:12:55","modified_gmt":"2014-05-15T12:12:55","slug":"weerar-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-degaanka-mooyaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/weerar-khasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-degaanka-mooyaale\/","title":{"rendered":"Weerar Khasaaro geystay oo ka dhacay Degaanka Mooyaale"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Degaanka Moyaale ayaa sheegay in 3 qof lagu dilay degaankaasi kadib markii kooxa Hubaysan ay soo weerareen shaqaalo ka shaqaynayay mashruuc wado lagu dhisayay.<\/p>\n<p>Dadka la dilay ayaa lagu kala magacabaa Aweys Cali oo 35 sano jir ah , Bishaar Xasan oo 40 sano jir ah iyo Nuunow Cali oo isna 50 sano jir ah oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha Soomaalida ah ee degaankaasi dega.<\/p>\n<p>Dadka la dilay ayaa la sheegay in ay ka shaqaynayeen Mashruuc lagu dhisayo wado oo isku xirta Degmooyinka Wajeer iyo Mandera .<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Saraakiisha degaanka oo lagu magacaabo Soita Mwanja ayaa sheegay in dadka dhintay ay meel dhow ka soo toogteen kooxa Hubaysan kuwaasi oo la aaminsanyahay in ay ka soo jedaan Beel kale oo iyana degaanka degta kana soo horjeeda Mashruuca wadadaasi lagu dhisayo.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Conutiga ama degmada Wajeer Naftali Mungatia ayaa sheegay in dowlada ay ka warqabta dhacdadasi lagu dilay sadexda qof, isoo sheegay in degaanka loo diray odayaal dhaqameed si loo xaliyo khilaafka ka dhaxeeya beelaha wad daga degaanka Moyaale.<\/p>\n<p>Horaantii sanadii hore ee 2013 in ka badan 60 qof ayaa ku dhimatay halka Kumanaan ay ka barakaceen guryahooda kadib markii dagaal beleedyo ay ka qarxeen Magaalada Mandheera kuwasi oo ugu danbayn ku fiday Countiga Wajeer, iyadoo ugu danbayn heshiis nabadeed ay kala saxiixdeen labadi beleed ee dagaalantay, iyadoo dhacadan ugudanbaysay ee 3 qof lagu dilayna laga cabsi qabo in markale ay soo laabtaan dagaal beeledyadii horay degaanka uga dhacay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Degaanka Moyaale ayaa sheegay in 3 qof lagu dilay degaankaasi kadib markii kooxa Hubaysan ay soo weerareen shaqaalo ka shaqaynayay mashruuc wado lagu dhisayay. Dadka la dilay ayaa lagu kala magacabaa Aweys Cali oo 35 sano jir ah , Bishaar Xasan oo 40 sano jir ah iyo Nuunow Cali oo isna 50 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21447","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21447","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21447"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21447\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21449,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21447\/revisions\/21449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21447"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21447"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21447"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}