{"id":21394,"date":"2014-05-13T19:54:53","date_gmt":"2014-05-13T16:54:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21394"},"modified":"2014-05-13T19:54:53","modified_gmt":"2014-05-13T16:54:53","slug":"gudoomiye-jawaaro-oo-tacsi-u-diray-shacabka-reer-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/gudoomiye-jawaaro-oo-tacsi-u-diray-shacabka-reer-baydhabo\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Jawaaro oo tacsi u diray Shacabka Reer Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey shacabka reer Baydhabo falkii argigixisanimo ee ay argigixisadu la birtilmaameedsadeen maanta shacab aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri \u201cINAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, ugu horeyn anigoo ku hadlaya magaceyga, magaca Gudoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaan halkaan tacsi uga dirayaa shacabka reer Baydhabo aniga oo uga tacsiyadeynaya falkii argigixisanimo ee lagu dhibaateeyey shacab aan waxba galabsan, sidoo kalena waxaan Alle ka baryayaa in inta ku dhaawacntay uu Alle caafimaad siiyo\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ugu baaqay shacabka,ciidammada Qalabka Soomaaliyeed iyo Ciidammada AMISOM iney iska kaashadaan sugidda amnigooda si loo hor istaago falalka noocaan ah ee lagu daadinayo dhiiga shacabka muslimiinta ah ee aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>\u2014DHAMAAD\u2014<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Sawirka-Gudoomiye-Jawaari-ee-Tacsida-Raisulwasaare-c.risaaq-xaaji-478x350.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Sawirka-Gudoomiye-Jawaari-ee-Tacsida-Raisulwasaare-c.risaaq-xaaji-478x350.jpg\" alt=\"Sawirka-Gudoomiye-Jawaari-ee-Tacsida-Raisulwasaare-c.risaaq-xaaji-478x350\" width=\"478\" height=\"350\" class=\"alignleft size-full wp-image-21395\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Sawirka-Gudoomiye-Jawaari-ee-Tacsida-Raisulwasaare-c.risaaq-xaaji-478x350.jpg 478w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/Sawirka-Gudoomiye-Jawaari-ee-Tacsida-Raisulwasaare-c.risaaq-xaaji-478x350-300x219.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 478px) 100vw, 478px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey shacabka reer Baydhabo falkii argigixisanimo ee ay argigixisadu la birtilmaameedsadeen maanta shacab aan waxba galabsan. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri \u201cINAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, ugu horeyn anigoo ku hadlaya magaceyga, magaca Gudoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaan halkaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21394","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21396,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21394\/revisions\/21396"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}