{"id":21391,"date":"2014-05-13T19:51:40","date_gmt":"2014-05-13T16:51:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21391"},"modified":"2014-05-13T19:51:40","modified_gmt":"2014-05-13T16:51:40","slug":"arimaha-al-shabaab-ay-ka-hadleen-m-weyne-xasan-iyo-yoweri-musaveni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/arimaha-al-shabaab-ay-ka-hadleen-m-weyne-xasan-iyo-yoweri-musaveni\/","title":{"rendered":"Arimaha Al Shabaab ay ka hadleen M.weyne Xasan iyo Yoweri Musaveni"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqsho hal maalin ah ku gaaray dalka Uganda ayaa  dalka dib ugu soo laabtay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa safarka waxaa ku wehliyey Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan, Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi oo howlo shaqo ugu soo haray dalka Uganda .Madaxweynaha waxaa garoonka Adan Cade International Airport ku soo dhaweyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya C\/Wali Sheekh Axmed, xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, xildhibaano iyo mas\u2019uuliyiin Dowladda ka tirsan.<\/p>\n<p>Shir Jara\u2019id ee uu Madaxweynaha qabtay ayaa waxa uu marka hore kaga warbixiyey safarkii uu ku gaaray magaaladda Kampala.\u201c Safarkan wuxuu ka mid ahaa safaradii waayahii ugu dambeyey aan ku marayey gobolka, Uganda ayaan ku soo gabagbeynay booqashooyinka. Waxaan la kulanay Madaxweynaha Dalkaasi Yuweri Musafani. Waxaannu isla soo qaadnay, Arrimaha Gobolka gaar ahaan IGAD, xoojinta xiriirka labada dal, howlgallada AMISOM ee ka socda dalka oo ay door-weyn ku leedahay Dowladda Uganda guul ah ayeyna noogu soo dhamaatay\u201d ayuu yir Madaxweynahu.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxweynaha ayaa ka tacsiyeyey qaraxii ka dhacay Baydhabo. \u201cwaxaan rabaa inaan halkaan uga tacsiyeyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan ehelladdii qarabadii dadkii ku dhintay qaraxii cadawgu ka geystay Baydhabo, Allah u naxariisto inta dhimatay kuwa dhaawaca ahna Allah ha caafiyo. Dowladda Soomaaliya sida ugu dhaqsaha badan ayey gar-gaar caafimaad ugu fidin doontaa dadka dhaawaca ah. Waxaan rabaa inaan xusuusiyo shacabka Soomaaliyeed cadawgu waa kaas ummadda dhibaatadda la daba taagan ee sida naxariis daradda ah kula dhaqmaya, aan u midowno oo aan dhinac uga soo wada jeesano\u201d ayuu yiri Madaxweynahu.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud hey\u2019adaha ammaanka faray inay waajibkooda ka soo baxaan umaddana ka difaacaan cadowga naf-lacaariga ah.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed-24.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed-24.jpg\" alt=\"unnamed-24\" width=\"640\" height=\"360\" class=\"alignleft size-full wp-image-21392\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed-24.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/unnamed-24-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo booqsho hal maalin ah ku gaaray dalka Uganda ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha ayaa safarka waxaa ku wehliyey Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan, Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi oo howlo shaqo ugu soo haray dalka Uganda .Madaxweynaha waxaa garoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21391","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21391","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21391"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21391\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21393,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21391\/revisions\/21393"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21391"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21391"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21391"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}