{"id":21346,"date":"2014-05-11T22:41:37","date_gmt":"2014-05-11T19:41:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21346"},"modified":"2014-05-11T22:41:37","modified_gmt":"2014-05-11T19:41:37","slug":"mooshin-laga-keenay-wasiir-claahi-goodax-barre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/mooshin-laga-keenay-wasiir-claahi-goodax-barre\/","title":{"rendered":"Mooshin laga keenay Wasiir C\/laahi Goodax Barre"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa ay Mooshin ka keeneyn Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C\/laahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Wasiir C\/laahi Goodax Barre uu ku fashilmay howsha ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed ay u igmadeen.<\/p>\n<p>Xildhibaan C\/Naasir Gaarane oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kana tirsan 65 Xildhibaan oo Mooshinka ka keenay Wasiir Goodax Barre ayaa Xildhibaanada ka hor aqriyay Mooshinkii ka dhanka ahaa Mudane C\/laahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>\u201cXilka loo dhiibay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya waxaa loo baahan yahay in dib u eegis lagu sameeyo maadaama aysan muuqan wax uu u qabta Wasaarada Arimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya\u201d sidaasi waxaa yiri Xildhibaan C\/Naasir Gaarane.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay Ilo gaar ah ku hayaan Hanaanka ay u shaqeeyaan Madaxda Dowladda Soomaaliya Iyadooan Cidii Shaqadiisa loo bagi waayay laga keenayo Mooshin taasina ay keeni karto in Xil lagu waayo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, maanta ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Mooshinkii dhawaan ee Xildhiibanada ay ka soo gudbiyeen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-23.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-23.jpg\" alt=\"download-23\" width=\"308\" height=\"164\" class=\"alignleft size-full wp-image-21347\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-23.jpg 308w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-23-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 308px) 100vw, 308px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa ay Mooshin ka keeneyn Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C\/laahi Goodax Barre. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Wasiir C\/laahi Goodax Barre uu ku fashilmay howsha ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21346","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21346\/revisions\/21348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}