{"id":21339,"date":"2014-05-11T19:50:41","date_gmt":"2014-05-11T16:50:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21339"},"modified":"2014-05-11T19:51:39","modified_gmt":"2014-05-11T16:51:39","slug":"madaxweyne-cabdweli-gaas-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-maanta-madaxa-hayada-relief-international-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/madaxweyne-cabdweli-gaas-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-maanta-madaxa-hayada-relief-international-sawiro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Cabdweli Gaas oo Xafiiskiisa ku qaabilay maanta Madaxa Hay\u2019ada Relief International (Sawiro)"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli M. Ali Gaas Ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socday hay\u2019ada caalamiga ah ee Relief International, weftigaas oo ay hogaaminaysay madaxa sare ee hay\u2019adaasi haweenayda loo yaqaano Nancy E. Wilson.<\/p>\n<p>Madaxa Hay\u2019ada Relief International Nancy E. Wilson ayaa booqashadeeda ay ku timi Puntland waxaa ku weheliyeyku xigeenkeeda dhinaca mashaariicda iyo Agaasimaha goboleedka Soomaaliya iyo madax kale oo ka tirsan hay\u2019adaasi.<\/p>\n<p>kulankan uu maanta madaxweynaha Puntland uu la qaatay Relief International ayaa waxuu ku saabsanaa hitgelinta mashaariicada ay ka wado hay\u2019adaasi gebi ahaanba Soomaaliya gaar ahaana Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli iyo masuuliyiintii ka socotay Relief International waxyaabahii ugu waaweynaa ee ay ka wada hadleen maanta waxaa ka mid ahaa mashruuca waxbarashada gabdhaha.<\/p>\n<p>Mashruucaas waxbarashada gabdhaha oo bartilmaameedkiisu yahay (9.300), sagaal kun iyo saddex boqol oo gabdhood oo reer Puntland ah ayaa Mdaxweynaha Dawlada Puntland waxaa uu sheegay in mashruucaasi uu yahay mashruuc aad u muhiima.<\/p>\n<p>Kulankii maanta uu la yeeshay Madaxweyne Dr. Abdiweli Hay\u2019ada Relief International ayaa waxaa la xidhiidha qorshaha dawlada Puntland ee dhanka tayanta waxbarshada iyo kobcinta aqoonta, waxaana uu madaxweynaha Puntland uu sheegay in Hay\u2019adan iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland ay muhiim tahay inay yeeshaan xidhiidh wada shaqaynayd oowanaagsan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mashaariicdii ugu xusuusta badnaa ee hay\u2019adani Relief International ay ka fulisay Puntland ayaa waxaa ka mid ahaa mashruucii \u201d Media Education\u201d ee lagu banayey mihnada saxaafada, mashruucaasi oo dad badani wax ka barteen<\/p>\n<p>IMG_2793 IMG_2795 IMG_2778 IMG_2779 IMG_2780 IMG_2789<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Abdiweli M. Ali Gaas Ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socday hay\u2019ada caalamiga ah ee Relief International, weftigaas oo ay hogaaminaysay madaxa sare ee hay\u2019adaasi haweenayda loo yaqaano Nancy E. Wilson. Madaxa Hay\u2019ada Relief International Nancy E. Wilson ayaa booqashadeeda ay ku timi Puntland waxaa ku weheliyeyku xigeenkeeda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21339","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21339"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21340,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21339\/revisions\/21340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}