{"id":21333,"date":"2014-05-11T16:09:28","date_gmt":"2014-05-11T13:09:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21333"},"modified":"2019-08-17T14:23:53","modified_gmt":"2019-08-17T11:23:53","slug":"muungaab-oo-canshuur-aruurin-bilaaway-maxaa-qaldan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/muungaab-oo-canshuur-aruurin-bilaaway-maxaa-qaldan\/","title":{"rendered":"Muungaab oo Canshuur Aruurin bilaaway \/\/ Maxaa qaldan?"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Xalay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho uu la kulmay Ciidamda Ilaalada Degaanka kuwaasi oo bilaabi doono Canshuur Aruurinta islamarkaana qaarkood sugi doonaan amaanka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xasan Maxamed Xusueen Muungaab Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday Shacabka Soomaaliyeed ay iska bixiyaan Canshuur uu ku sheegay in wax loogu qabanayo amaanka Degaanka ay ku Nool yihiin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hambalyo gaar ah u dirayaan Ciidamada Ilaalada Degaanka kuwaasi oo si isku mid ah isugu xiran maadaama ay u heelan yihiin wax u qabashada Bulshada Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Gudoomiyaha Gobolka Banaadir<\/p>\n<p>Waa marki ugu horeesay uu Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xusueen Muungaab uu ku dhawaaqo in Degaanada Muqdisho laga bilaabo Canshuur Aruurin taasi oo wax badan loogu qaban doono amaanka guud ee Caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p>DSCF6855 DSCF6862 DSCF6868 DSCF6876 DSCF6883 DSCF6887 DSCF6891 DSCF68571<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSCF68571.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-21334\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSCF68571.jpg\" alt=\"DSCF68571\" width=\"600\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSCF68571.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/DSCF68571-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Xalay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho uu la kulmay Ciidamda Ilaalada Degaanka kuwaasi oo bilaabi doono Canshuur Aruurinta islamarkaana qaarkood sugi doonaan amaanka Magaalada Muqdisho. Xasan Maxamed Xusueen Muungaab Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka dalbaday Shacabka Soomaaliyeed ay iska bixiyaan Canshuur uu ku sheegay in wax loogu qabanayo amaanka Degaanka ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":20724,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":58114,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21333\/revisions\/58114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/20724"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}