{"id":21324,"date":"2014-05-11T16:05:34","date_gmt":"2014-05-11T13:05:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21324"},"modified":"2014-05-11T16:05:34","modified_gmt":"2014-05-11T13:05:34","slug":"wasiirka-amniga-oo-muqdisho-kusoo-noqday-kadib-safarkiisii-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/wasiirka-amniga-oo-muqdisho-kusoo-noqday-kadib-safarkiisii-uk\/","title":{"rendered":"WASIIRKA AMNIGA OO MUQDISHO KUSOO NOQDAY KADIB SAFARKIISII UK"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo maalmahan dalka Britain ku sugnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, isaga oo Saxaafada kula hadlay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>C\/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu sheegay in dalka Uk uu kula soo kulmay masuuliyiinta Hay\u2019adaha ammaanka dalkaasi, ayna kala hadleen sidii dalka Soomaaliya ay uga caawin lahaayeen dhanka ammaanka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in madaxda Hay\u2019adaha amniga dalka Uk ay ubalan qaadeen Soomaaliya inay ka caawinayaan dhanka ammaanka iyo tababarka Hay\u2019adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhanka ammaanka qaabilsan, waxaana kulamadii uu la qaatay masuuliyiinta dhinaca ammaanka UK ku tilmaamay kuwa aad u wanaagsanaa.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga C\/kariin Xuseen Guuleed, ayaa sidoo kale sheegay in madaxda dalkaasi uu kala hadlay xiriirka labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Uk.<\/p>\n<p>Isaga oo sii waramaya ayaa wuxuu kaloo tilmaamay inuu lasoo kulmay Jaaliyada Soomaalida Magaalada London ee dalka Uk, waxaana uu ku tilmaamay inay yihiin Jaaliyad wanaagsan oo jecel Dowladnimada soo dhaweyn qiimo badana halkaasi loogu sameeyay.<\/p>\n<p>Safarka uu ku tagay Wasiirka amniga dalka UK, ayaa waxaa ku wehliye Taliyaha Hay\u2019adda Sirdoonka dalka Soomaaliya Generaal Bashiir Jaamac (Bashiir Goobe).<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa inay dhanka ammaanka kala kaashato Dowladaha horumaray ee caalamka, xilli dalka Soomaaliya ay ka dagaalamaan Ururka Al-Shabaab<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20197.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20197.jpg\" alt=\"20197\" width=\"308\" height=\"163\" class=\"alignleft size-full wp-image-21325\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20197.jpg 308w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20197-300x158.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 308px) 100vw, 308px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya oo maalmahan dalka Britain ku sugnaa ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, isaga oo Saxaafada kula hadlay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. C\/kariin Xuseen Guuleed, ayaa wuxuu sheegay in dalka Uk uu kula soo kulmay masuuliyiinta Hay\u2019adaha ammaanka dalkaasi, ayna kala hadleen sidii dalka Soomaaliya ay uga caawin lahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21324","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21324","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21324"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21324\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21326,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21324\/revisions\/21326"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21324"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21324"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21324"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}