{"id":21312,"date":"2014-05-10T18:15:51","date_gmt":"2014-05-10T15:15:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21312"},"modified":"2014-05-10T18:15:51","modified_gmt":"2014-05-10T15:15:51","slug":"roobab-lagu-diirsaday-oo-ka-daay-kismaayo-jubada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/roobab-lagu-diirsaday-oo-ka-daay-kismaayo-jubada-hoose\/","title":{"rendered":"Roobab lagu diirsaday oo ka da\u2019ay Kismaayo, Jubada Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in Roobab lagu diirsaday ay ka da\u2019een Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose Iyadoona uu sidoo kale ka da\u2019ay Degaano kale.<\/p>\n<p>Dadka Degaanka ayaa sheegay in Roobabkan ay ka curteen Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolada Jubooyinka sida Kismaayo, Bu\u2019aale, Dhoobleey, Afmadoow, Qooqaani iyo Taabta.<\/p>\n<p>Waxaa Roobabkan ku diirsaday Dadka iyo Duunyada hase ahaatee waxaa la sheegay in uu saameyn kala duwan ku yeeshay Dadka Danyart ah ee Deggan Guryaha ka sameysan Cooshada Iyadoona Caruurta Da\u2019da yar aysan u dulqaadan karin Dabeesha iyo Qaboowka dhacaya.<\/p>\n<p>Sikastaba, markii laga soo tago Sameynta uu sababay Roobka hadana waxaa jiray Xaalad Nololeed oo ka jirtay Degmooyinka ka tirsan Jubbooyinka kadib markii uu ka soo daahay Roobabka oo Dadka intooda badan ay ku Noolyihiin.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download6.jpg\" alt=\"download6\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21313\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka laga helayo Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in Roobab lagu diirsaday ay ka da\u2019een Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose Iyadoona uu sidoo kale ka da\u2019ay Degaano kale. Dadka Degaanka ayaa sheegay in Roobabkan ay ka curteen Degaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolada Jubooyinka sida Kismaayo, Bu\u2019aale, Dhoobleey, Afmadoow, Qooqaani iyo Taabta. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21312","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21312","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21312"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21312\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21314,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21312\/revisions\/21314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21312"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21312"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21312"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}