{"id":21288,"date":"2014-05-10T14:01:48","date_gmt":"2014-05-10T11:01:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21288"},"modified":"2014-05-10T14:01:48","modified_gmt":"2014-05-10T11:01:48","slug":"waxgaradka-muqdisho-oo-madaxweynaha-ugu-baaqay-in-uu-iscasilo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/waxgaradka-muqdisho-oo-madaxweynaha-ugu-baaqay-in-uu-iscasilo\/","title":{"rendered":"Waxgaradka Muqdisho oo Madaxweynaha ugu baaqay in uu Iscasilo"},"content":{"rendered":"<p>Boqor Cabdi Axmed Cali oo ka mid ah Waxgaradka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday Madaxweynaha in uu qaato soo jeedinta ku aadan in uu is casilo.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay Boqorku arrimaha ay ku fashilantay dowladda Xasan Sheekh ayuu ka carabaabay in arrimaha Amniga iyo Dhismaha<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/xasan-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/xasan-150x150.jpg\" alt=\"xasan-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21289\" \/><\/a> Maamulada ay ku guul dareysatay dowladda Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>\u201c Ma loo baahna in iminka uu muran iyo Is jiid Jiid noqdo arrinku waayo meesha waxa taallo in dowladdu ay  guul dareysatay mid ka haboon ayaa la raadinayaa oo wax qabad leh\u201d ayuu yiri Boqor Cabdi Axmed Cali.<\/p>\n<p>Maalmihii dambe ayaa waxaa si aad ah isu soo tarayay Baaqyada ku aadan in Madaxweynaha uu xilka isaga dago Maadaama Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed ay sheegeen in uu dalka horay ugu dhaqaajin waayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqor Cabdi Axmed Cali oo ka mid ah Waxgaradka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday Madaxweynaha in uu qaato soo jeedinta ku aadan in uu is casilo. Isagoo ka hadlayay Boqorku arrimaha ay ku fashilantay dowladda Xasan Sheekh ayuu ka carabaabay in arrimaha Amniga iyo Dhismaha Maamulada ay ku guul dareysatay dowladda Xasan Sheekh. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21288","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21288","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21288"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21288\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21290,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21288\/revisions\/21290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21288"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21288"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21288"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}