{"id":2126,"date":"2011-07-21T17:03:49","date_gmt":"2011-07-21T17:03:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2126"},"modified":"2011-07-21T17:03:49","modified_gmt":"2011-07-21T17:03:49","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-cambeereeyay-xariga-wariye-carab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-cambeereeyay-xariga-wariye-carab\/","title":{"rendered":"Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Cambeereeyay Xariga Wariye Carab"},"content":{"rendered":"<div><strong><\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Timo_Jilac_13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2128\" title=\"OLYMPUS DIGITAL CAMERA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Timo_Jilac_13-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Timo_Jilac_13-300x225.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Timo_Jilac_13.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Iyadoo caawa habeenkii saddexaad xabsi ay gacanta ku<br \/>\nhayaan ciidamada PS-ta dowlada TFG-da u ku hoyana web masterka<br \/>\nwakaalada wararka soomaaliyeed ee &#8216;WARSOM&#8217; wariye max&#8217;ud max&#8217;ed daahir<br \/>\ncarab ka dib markii shirqool cad ay gacanta ugu geliyeen ciidankaasi<br \/>\ncismaan c\/llaahi guure oo ah horjogaha idaacada kulmiye iyo wariye<br \/>\nc\/casiis max&#8217;ed guuleed afrika oo isna ah barnamij soo saare ka<br \/>\nhowlgala idaacada ku hadasha codka dowlada TFG-da ee radio muqdisho<br \/>\nayaa waxaa isa soo taraya cambareyn isdaba joog ah oo looga soo<br \/>\nhorjeeda xariga wariye carab. Wakiilka xariirka gobolada ee Xisbiga<br \/>\nMidnimada Jamuuriga Soomaaliyeed Bashiir Axmed Sheekh oo la soo<br \/>\nxiriiray xafiiska warqabadka wakaalada wararka soomaaliyeed ayaa waxaa<br \/>\nu ka hadlay shirqolka cad ee lagu xiray wariye max&#8217;ud carab isagona u<br \/>\nhoreyn shegay iney si weyn uga xunyihiin dhamaan masuuliyinta xisbiga<br \/>\nxariga wariyaha wuxuna shegay in arinkani ay uga tacsiyey nayaan<br \/>\ndhamaan bahda saxaafada qeybaheda kala duwan isagona dhanka kala<br \/>\ncambareyay raga ka dambeyay xiriga wariye max&#8217;ud carab TFG-dana ugu<br \/>\nbaqay in ay si shuruud la&#8217;aan ay ku si deyaan wariyaha. &#8220;Ashtako ku<br \/>\nadan xadgudubyada ay ku hayso bulshada somaliyed dowlada TFG-da ayan u<br \/>\ngudbinay qeybaha bulshada odayaasha dhaqanka beelaha soomaaliyeed mana<br \/>\nmuqato wado cad oo xadgudubyadaasi wax looga qabtay intasi ka dib<br \/>\nxisbiga midnimad jamhuriga soomaaliyed wuxu ballan qadaayaa inusan<br \/>\nindhaha ka laaban doonin xadgudubyada jogtada noqday ee loo geysanayo<br \/>\nshacabka soomaliyeed&#8221; ayuu yiri isaga oo si wata hadalkisa lana<br \/>\nhadlayey warsom wakilka xiriirka gobolada xisbiga Bashiir Axmed<br \/>\nSheekh. Si kastaba ha ahatee waxaa cawa xabsiga habeenki saddexad ku<br \/>\nhoyana wariye max&#8217;ud carab iyadona wali wax maxkamad ah la so tagin<br \/>\nbalse cambareyntani ay dirayaan xubnaha xisbiga jamhuriga ayaa waxa ay<br \/>\nqeyb ka tahay cambareymaha isdaba jooga ah ee so garaya warqabadka<br \/>\nwarsom kuwasi dhamantod ka turjumaya sida looga xunyahay xariga wab<br \/>\nmaster wariye max&#8217;ud max&#8217;ed daahir carab lamana oga sida ay u wajihi<br \/>\ndoonan cambareymaha loo soo jediyay TFG-da.<\/p>\n<p>\u3000<\/p>\n<div><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/div>\n<p><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Soomaaliyeed ee Warsom<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-910111<\/p>\n<p>(<\/p>\n<div><span style=\"font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><\/div>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\"><strong><em><span style=\"font-family: Times New Roman; color: #0000ff;\">webmaster@w<\/span><\/em><\/strong><\/span><\/em><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\">mcaraab@hotmail.com<\/span><\/p>\n<p><\/span><\/span><\/em><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya \u00a0 Iyadoo caawa habeenkii saddexaad xabsi ay gacanta ku hayaan ciidamada PS-ta dowlada TFG-da u ku hoyana web masterka wakaalada wararka soomaaliyeed ee &#8216;WARSOM&#8217; wariye max&#8217;ud max&#8217;ed daahir carab ka dib markii shirqool cad ay gacanta ugu geliyeen ciidankaasi cismaan c\/llaahi guure oo ah horjogaha idaacada kulmiye iyo wariye c\/casiis max&#8217;ed guuleed afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2126","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2126"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2201,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2126\/revisions\/2201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}