{"id":21259,"date":"2014-05-09T09:35:59","date_gmt":"2014-05-09T06:35:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21259"},"modified":"2014-05-09T09:35:59","modified_gmt":"2014-05-09T06:35:59","slug":"al-shabaab-oo-ka-hadashay-khilaafka-xildhibaanada-iyo-madaxweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-ka-hadashay-khilaafka-xildhibaanada-iyo-madaxweynaha\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO KA HADASHAY KHILAAFKA XILDHIBAANADA IYO MADAXWEYNAHA"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab, ayaa ka hadlay khilaafka ugubka ah ee toddobaadkaan ka dhex curtay Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Banaadir Sheekh Cali MAxamed Xuseen Cali Jabal, ayaa sheegay inay la socdaan Khilaafka Madaxweynaha iyo Xildhibaanada soo kala dhexgalay.<\/p>\n<p>Waaliga waxa uu sheegay in Ururka Al Shabaab aanu aqoonsanayn Hay&#8217;adaha kala duwan ee Dowladda, ka gadaal markii uu sheegay in ay yihiin gaadiid lagu adeeganaayo, isla-markaana uu dalku yahay mid aan xor ahayn, sida uu yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu sheegay in arrintaan aynaan ahayn markii ugu horeysay, isla-markaana aynaan noqon doonin middii ugu dambeysay, iyadoo uu intaa raaciyay in Caalamka uu marba ku adeeganaayo, ninkii dantiisa fulinaaya.<\/p>\n<p>Cali Jabal, ayaa hoosta waxa uu ka xariiqay in dhinacyadaasi ay isku hayaan arrimaha Somaliya, isla-markaana ay Siyaasadoodii noqotay mid is diidan, sida uu hadalka u dhigay.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20143.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20143.jpg\" alt=\"20143\" width=\"305\" height=\"165\" class=\"alignleft size-full wp-image-21260\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20143.jpg 305w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20143-300x162.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 305px) 100vw, 305px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab, ayaa ka hadlay khilaafka ugubka ah ee toddobaadkaan ka dhex curtay Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Al-Shabaab ee Gobalka Banaadir Sheekh Cali MAxamed Xuseen Cali Jabal, ayaa sheegay inay la socdaan Khilaafka Madaxweynaha iyo Xildhibaanada soo kala dhexgalay. Waaliga waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21259","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21259","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21261,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21259\/revisions\/21261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}