{"id":21244,"date":"2014-05-07T20:07:55","date_gmt":"2014-05-07T17:07:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21244"},"modified":"2014-05-07T20:07:55","modified_gmt":"2014-05-07T17:07:55","slug":"faah-faahino-kasoo-baxayo-mooshin-madaxweynaha-ka-dhan-ah-oo-ay-diyaarinayaan-xildhibaanno-ka-tirsan-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/faah-faahino-kasoo-baxayo-mooshin-madaxweynaha-ka-dhan-ah-oo-ay-diyaarinayaan-xildhibaanno-ka-tirsan-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Faah faahino kasoo Baxayo Mooshin Madaxweynaha ka dhan ah oo ay diyaarinayaan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max\u2019ud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ugu Maqnaa dalka dibaddiisa ayaa ka hadlay Mooshin Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ay sheegeen in ay ka gudbinayaan Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Max\u2019ud Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in Muqdisho Maalmihii la soo dhaafay uu ka soo yeeray wax uu ugu yeeray dhawaq siyaasadeed isagoo tilmaamay in uu aad ugu faraxsan yahay in qof kasta oo Soomaali ah uu ra\u2019yigiisa six or ah u cabiri karo.<\/p>\n<p>\u201c waa ay wanaagsantahay in fikirka la cabiro balse meel iyo xilli lagu beego ayaa jirta marka waa in marka fikir la bixinayo meel ku haboon loo abaaro\u201d ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Inkabadan 100 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ku shiray Muqdisho ayaa dhawaan ugu baaqay Madaxweynaha in uu is casilo  haddii kale ay ka gudbin doonaan Mooshin ka dhan ah.<\/p>\n<p>HosHo<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-11.jpg\" alt=\"download (1)\" width=\"283\" height=\"178\" class=\"alignleft size-full wp-image-21245\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max\u2019ud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ugu Maqnaa dalka dibaddiisa ayaa ka hadlay Mooshin Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ay sheegeen in ay ka gudbinayaan Madaxweynaha. Xasan Sheekh Max\u2019ud Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in Muqdisho Maalmihii la soo dhaafay uu ka soo yeeray wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21244","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21244","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21244\/revisions\/21246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}