{"id":21225,"date":"2014-05-07T16:12:19","date_gmt":"2014-05-07T13:12:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21225"},"modified":"2014-05-07T16:12:19","modified_gmt":"2014-05-07T13:12:19","slug":"nicholas-kay-oo-duqa-muqdisho-ku-booqday-degmada-huriwaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/nicholas-kay-oo-duqa-muqdisho-ku-booqday-degmada-huriwaa\/","title":{"rendered":"Nicholas Kay Oo Duqa Muqdisho Ku Booqday Degmada Huriwaa"},"content":{"rendered":"<p>Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Nicholas Kay ayaa shalay (Talaada) booqasho ku tagay xafiiska Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ee ku yaal degmada Huriwaa. <\/p>\n<p>Xassan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa si diiran ugu soo dhaweeyey Nicholas Kay xafiiskiisa Huriwaa isagoo sheegay in booqashada ergayga ay tahay mid lagu dhiiri gelinayo hawlaha lagu sugayo amaanka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Nicholas Kay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu booqdo degmada Huriwaa oo ay in muddo ah ka jirtay amni xumo iyo weeraro ay geystaan kooxda Al Shabaab oo degmadaasi ku xooganaan jirtay.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Muqdisho ayaa horey ugu baaqay mas\u2019uuliyiinta dowlada Federaalka inay degaan xaafadaha ku yaal degmada Huriwaa iyo degmooyinka kale si loo balaariyo amaanka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa xiligan wada mashaariic badan oo loogu talo galay xoojinta amaanka dalka Soomaaliya, waxaana todobaadkan booqasho kala duwan ku maraya gobalada dalka wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo u kuurgalaya xaalada amaan ee wadanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Nicholas Kay ayaa shalay (Talaada) booqasho ku tagay xafiiska Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ee ku yaal degmada Huriwaa. Xassan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa si diiran ugu soo dhaweeyey Nicholas Kay xafiiskiisa Huriwaa isagoo sheegay in booqashada ergayga ay tahay mid lagu dhiiri gelinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21225","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21225"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21226,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21225\/revisions\/21226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}