{"id":21213,"date":"2014-05-07T14:34:13","date_gmt":"2014-05-07T11:34:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21213"},"modified":"2014-05-07T14:34:13","modified_gmt":"2014-05-07T11:34:13","slug":"rw-cabdiweli-marko-ku-sii-jeedo-muxuu-ka-doonayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/rw-cabdiweli-marko-ku-sii-jeedo-muxuu-ka-doonayaa\/","title":{"rendered":"RW Cabdiweli Marko ku sii jeedo, Muxuu ka doonayaa"},"content":{"rendered":"<p>Warar goor dhaweyd ina soo gaarey ayaa sheegaya in RW Cabdiweli iyo Wafdi uu hogaaminayo ay goor dhaw ka amababixi doonan Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho iyagoona ku wajahan Magaaladda Marka ee Xarunta u ah Gobalka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Rag ka tirsan Maamulka Magaaladda Marka ayaa Wakaaladda Wararka ee K24 u xaqiijiyey in maanta  la filayo in uu Magaaladasi soo gaaro RW Cabdiweli.<\/p>\n<p>Waxaan ilaa iyo iminka xog badan laga heyn Safarkan aan horey loo shaacin ee uu RW Cabdiweli maanta ku tagayo Magaaladda Marko si uu kulamo ula soo qaato Maamulka iy shacabka Magaaladda Marka.<\/p>\n<p>Warar hordhac ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in ay isbadal ku sameeso maamulka hadda ka jirra Marka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa maalmahan safaro ku kala marayay magaalooyinka dalka, waxaana safarkii ugu dambeeyay muddo toddobaad ka badan ku joogay Kismaayo.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/311-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/311-150x150.jpg\" alt=\"311-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21214\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar goor dhaweyd ina soo gaarey ayaa sheegaya in RW Cabdiweli iyo Wafdi uu hogaaminayo ay goor dhaw ka amababixi doonan Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisho iyagoona ku wajahan Magaaladda Marka ee Xarunta u ah Gobalka Shabeelaha Hoose. Rag ka tirsan Maamulka Magaaladda Marka ayaa Wakaaladda Wararka ee K24 u xaqiijiyey in maanta la filayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21213","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21213","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21213"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21215,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21213\/revisions\/21215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}