{"id":21199,"date":"2014-05-07T14:27:08","date_gmt":"2014-05-07T11:27:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21199"},"modified":"2014-05-07T14:27:08","modified_gmt":"2014-05-07T11:27:08","slug":"congress-ka-mareykanka-oo-meel-mariyey-arin-ay-aad-ugu-farxeen-soomaalidda-mareykanka-maxay-tahay-arintaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/congress-ka-mareykanka-oo-meel-mariyey-arin-ay-aad-ugu-farxeen-soomaalidda-mareykanka-maxay-tahay-arintaasi\/","title":{"rendered":"Congress-ka Mareykanka oo meel mariyey arin ay aad ugu farxeen Soomaalidda Mareykanka, maxay tahay arintaasi?"},"content":{"rendered":"<p>Soomaalidda ku dhaqan Mareykanka ayaa waxaa ay aad u soo dhaweyeen sharci ay meel mariyeen Congress-ka Mareykanka kaasoo ahaa sharciga horumarinta Xawaaladaha midkaaso dadka Mareykanka ku cusub u sahli doona in ay eheladooda u diri karaan lacago.<\/p>\n<p>Dalka Mareykanka oo ka mid ah dalalka ay Soomaalidu ku badanyihiin ayaa dhib badan waxaa uu ka heystay dirada lacagaha oo an la sharciyeen dadka cusub inay dibadda wax u diran,balse xilligaan Congress-ka Maraykanka ayaa ansixiyey sharciga xawaaladdaha.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay inuu noqon doonno sharcigaan mid la martsiiyo aqalka Senate-ka, si ay u meel-mariyaan, waxaana haddii ay meel mariyaan saxiixi doona madaxweyne Barack Obama.<\/p>\n<p>Muhiimada uu sharcigan Soomaalida u leeyahay waxaa lugu sheegay inay tahay mid u khafiifinaya shuruucda lagu maamullo shirkaddaha xawaaladdaha, wuxuuna horseedi donaa in bangiyada Maraykanka ay dib u bilaabaan addeegii ay joojiyeen ee ay siin jireen shirkaddaha xawaaladdaha Soomaalida ee gobolka Minnesota.<\/p>\n<p>Mallaayin doollar ayaa la sheegay sannadwalba dadka ku nool gudaha Soomaaliya inay ka helaan eheladooda ku nool dibadda,waxaana jirta dadka dibadda ku nool qacabado inay kaga yimaadan dirista lacagaha.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/congress-620x330-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/congress-620x330-150x150.jpg\" alt=\"congress-620x330-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21200\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaalidda ku dhaqan Mareykanka ayaa waxaa ay aad u soo dhaweyeen sharci ay meel mariyeen Congress-ka Mareykanka kaasoo ahaa sharciga horumarinta Xawaaladaha midkaaso dadka Mareykanka ku cusub u sahli doona in ay eheladooda u diri karaan lacago. Dalka Mareykanka oo ka mid ah dalalka ay Soomaalidu ku badanyihiin ayaa dhib badan waxaa uu ka heystay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21199","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21199","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21201,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21199\/revisions\/21201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}