{"id":21170,"date":"2014-05-06T11:02:08","date_gmt":"2014-05-06T08:02:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21170"},"modified":"2014-05-06T11:02:08","modified_gmt":"2014-05-06T08:02:08","slug":"dawlada-kenya-oo-hanjabaad-cusub-u-dirtay-soomaalida-dalkeeda-ku-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/dawlada-kenya-oo-hanjabaad-cusub-u-dirtay-soomaalida-dalkeeda-ku-nool\/","title":{"rendered":"Dawlada Kenya Oo Hanjabaad Cusub U Dirtay Soomaalida Dalkeeda Ku Nool"},"content":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay goordhow xafiiska madaxweynaha ku-xigeenka Kenya, William Rutu ayaa lagu sheegay in la dardar gallin doono howgallada ka dhanka Soomaalida ku nool magaalooyinka dalka Kenya gaar ahaan Nairobi.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Kenya aaney marnaba isku dhiibi doonin kooxo falal ammaan dari ka wada dalkeeda.<\/p>\n<p>Hadalkan ayuu sheegay iyadoo qaraxyo ay weli ka socdaan dalka Kenya, kuwaasoo dhaliyay khasaaro dhimmasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Weerarkii ugu dambeeyay habeenkii xaley ayaa lagu qaaday basaska dadweynaha kuwaasoo ka baxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.<\/p>\n<p>Ugu yaraan seddax qof ayaa ku dhintay in ka badan  60 kale oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhaawacmay labada qarax sidda ay lee yihiin booliska iyo hey\u2019addaha caafimaadka.<\/p>\n<p>Ma jirto cid ilaa hadda sheegtay qaraxyada xaley ka dhacay Nairobi.<\/p>\n<p>Kenya dhawaanahan waxa ka dhacayay qaraxyo kuwaasoo lagu eedeeyay ururka Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/uhu-100x100.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/uhu-100x100.jpg\" alt=\"uhu-100x100\" width=\"100\" height=\"100\" class=\"alignleft size-full wp-image-21171\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay goordhow xafiiska madaxweynaha ku-xigeenka Kenya, William Rutu ayaa lagu sheegay in la dardar gallin doono howgallada ka dhanka Soomaalida ku nool magaalooyinka dalka Kenya gaar ahaan Nairobi. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Kenya aaney marnaba isku dhiibi doonin kooxo falal ammaan dari ka wada dalkeeda. Hadalkan ayuu sheegay iyadoo qaraxyo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21170","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21172,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21170\/revisions\/21172"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}