{"id":21167,"date":"2014-05-06T10:53:20","date_gmt":"2014-05-06T07:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21167"},"modified":"2014-05-06T10:53:20","modified_gmt":"2014-05-06T07:53:20","slug":"carruur-ku-dhimatay-roob-ka-daay-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/carruur-ku-dhimatay-roob-ka-daay-xamar\/","title":{"rendered":"Carruur ku Dhimatay Roob ka Da\u2019ay Xamar"},"content":{"rendered":"<p>Laba carruur ah ayaa geeriyootay kaddib markii uu ku dumay darbiga guriga ay degganaayeen oo ku yaalla degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Axmed Ibraahin Nuur oo ah wiil la dhashay carruurta geeriyootay oo gabdho ahaa ayaa websetka warsom.com  u sheegay in roobkii xalay ka da\u2019ay magaalada Muqdisho uu sababay in uu soo dumo derbi ku dhawaa guriga ay degganaayeen oo ka sameysnaa Jiingad waxaana ku dhaawacantay hooyada dhashay carruurta dhimatay.<\/p>\n<p>Roobka oo xoog lahaa ayaa sababay daadad ku rogmaday xaafadaha qaar ee magaalada Muqdisho. Dadka barakacayaasha ah ayaa sidoo kale la kulmaya xaalad adag maadaama aysan heysan guryo si wanaagsan uga celin kara daadaadka iyo waliba dhibicda roobka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba carruur ah ayaa geeriyootay kaddib markii uu ku dumay darbiga guriga ay degganaayeen oo ku yaalla degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir. Axmed Ibraahin Nuur oo ah wiil la dhashay carruurta geeriyootay oo gabdho ahaa ayaa websetka warsom.com u sheegay in roobkii xalay ka da\u2019ay magaalada Muqdisho uu sababay in uu soo dumo derbi ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21167","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21169,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21167\/revisions\/21169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}