{"id":21151,"date":"2014-05-06T10:34:17","date_gmt":"2014-05-06T07:34:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21151"},"modified":"2014-05-06T10:34:17","modified_gmt":"2014-05-06T07:34:17","slug":"xildhibaano-diidan-mweyne-xasan-sheikh-maxmuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/xildhibaano-diidan-mweyne-xasan-sheikh-maxmuud\/","title":{"rendered":"Xildhibaano diidan M\/weyne Xasan Sheikh Maxmuud"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Hoteel lagu magacaabo Saxafi oo ku yaala Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan looga soo horjeedo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Kulankan ayaaa Hotelka waxaa ku yeeshay ku dhawaad 100 Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo diidan Siyaasada Madaxweynaha Soomaaliya waxaana ay sheegeen in wax ka qabashada Xaalada guud ee Dalka uu ku fashilmay.<\/p>\n<p>Kadib markii maanta uu baaqaday Fadhiga  Baarlamaanka ee Xarunta Golaha Shacabka ayaa 100 Xildhibaan waxaa isku raaceen in Mooshin laga keeno Madaxweyne Xasan islamarkaana Xilka ay ka qaadaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Shirkan ka soo saari doonaan Feker aan ku mideysanahay islamarkaana aan ugu soo horjeedno Siyaasada Madaxweyanaha Soomaaliya kaasi oo ku fashilmay Xasilinta Dad iyo Dalka Soomaaliyeed\u201d sidaasi waxaa yiri Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ay yeesheen Xildhibaanda Baarlamaanka ayaa caqabad iyo wal wala baahsan waxuu ku riday Madaxweynaha Soomaaliya maadaama Xildhibaanada ay hal meel uga soo jeesteen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images-21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images-21.jpg\" alt=\"images-21\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21152\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Hoteel lagu magacaabo Saxafi oo ku yaala Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan looga soo horjeedo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Kulankan ayaaa Hotelka waxaa ku yeeshay ku dhawaad 100 Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo diidan Siyaasada Madaxweynaha Soomaaliya waxaana ay sheegeen in wax ka qabashada Xaalada guud ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21151","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21153,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21151\/revisions\/21153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}