{"id":2115,"date":"2011-07-18T17:48:59","date_gmt":"2011-07-18T17:48:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2115"},"modified":"2011-07-18T17:48:59","modified_gmt":"2011-07-18T17:48:59","slug":"ambassador-mahiga-oo-uxayiran-magacaabisada-golaha-wasiirada-ee-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/ambassador-mahiga-oo-uxayiran-magacaabisada-golaha-wasiirada-ee-cusub\/","title":{"rendered":"Ambassador Mahiga Oo Uxayiran Magacaabisada Golaha Wasiirada Ee Cusub"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Augustine-Mahiga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2116\" title=\"Augustine-Mahiga\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/Augustine-Mahiga.jpg\" alt=\"\" width=\"296\" height=\"216\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Sida aan ka soo xiganay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia waxaa soo baxaya in ku dhawaaqista Golaha Wasiirada cusub ee maanta la sugaya in lagu dhawaaqo waxeey u xayiran yihiin imaatinta Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay Ambassador Mahiga kaas oo ka qeyb galaya munaasabada looga dhawaaqayo Golaha Wasiirada Cusub.<\/p>\n<p>Shaqsi Codsaday In aan Magaciisa La Shacin oo Ka hoolgala ` Xafiiska Ra\u2019isul Wasaaraha Cusub ayaa wakaalda warara somaliyeed u xaqiijisay in ku dhawaaqista Golaha Wasiirada Cusub ay u xayiran yihin imaatinka Ambassador mahiga kaliyah<\/p>\n<p>Mar aan wax ka weydiinay sHAQSIGAASI \u3000in la xaliyay khilaafka laba shariif waxeey tiri.<\/p>\n<p>&#8220;haa waa xaliyeen inta badan laakiin Shariif Hassan waligiis ma qancaayo waxuuba rabaa asaga kaliyah in uu dhawo hebal iyo hebal hala magacaabo hebal aniga dan iguma jirta marka taasina macquul ma\u2019ahan nin walbana haduu sidaa rabo xal ma jiraayo ayeey si kulul u YIRI&#8221;.<\/p>\n<p>dhanka kale wali waa iska cad khilaafka laba shariif ee soo xulida Golaha Cusub ee Wasiirada iyo in ay suura gal tahay ku dhawaaqistooda maanta oo la sugaya waana wax kasta filo in lagu dhawaaqo iyo in dib loo dhigo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Sida aan ka soo xiganay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia waxaa soo baxaya in ku dhawaaqista Golaha Wasiirada cusub ee maanta la sugaya in lagu dhawaaqo waxeey u xayiran yihiin imaatinta Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay Ambassador Mahiga kaas oo ka qeyb galaya munaasabada looga dhawaaqayo Golaha Wasiirada Cusub. Shaqsi Codsaday In aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2115","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2115"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2115\/revisions\/2119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}