{"id":21138,"date":"2014-05-05T15:15:55","date_gmt":"2014-05-05T12:15:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21138"},"modified":"2014-05-05T15:15:55","modified_gmt":"2014-05-05T12:15:55","slug":"wasiirka-gaadiidka-iyo-duulista-iyo-xubno-la-socda-oo-baydhabo-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/wasiirka-gaadiidka-iyo-duulista-iyo-xubno-la-socda-oo-baydhabo-gaaray\/","title":{"rendered":"WASIIRKA GAADIIDKA IYO DUULISTA IYO XUBNO LA SOCDA OO BAYDHABO GAARAY"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda Soomaaliya Siciid Jaamaca Qoorsheel iyo Agaasimeyaal ka tirsan Wasaaradaasi ayaa goordhaweyd waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.<br \/>\nUjeedada ay u tageen Magaalada Baydhabo xubnahaan ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay qiimeyn iy indha-indheyn ay ku sameynayaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, halkaasi oo lagu wado in Dowladda ay dayactirto.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wafdiga Wasiirka waxaa ku wehliya Injineerka dhisi lahaa Garoonka Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Markii uu Garoonka kasoo dagay ayaa waxaa soo dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulka Gobalka Baay ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo hada uu Garoonka ka socdo kulan Wasiirka uu la leeyahay maamulka Gobalka.<\/p>\n<p>Qorshaha ku aadan dib udhiska Garoomada Gobalada dalka Soomaaliya ayeey wadaa Xukuumadda Soomaaliya si nidaam iyo bilic loogu helo Garoomadaasi oo qaarkood bur-bur xoogan ay ka muuqdaan.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20093.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20093.jpg\" alt=\"20093\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-21139\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda Soomaaliya Siciid Jaamaca Qoorsheel iyo Agaasimeyaal ka tirsan Wasaaradaasi ayaa goordhaweyd waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay. Ujeedada ay u tageen Magaalada Baydhabo xubnahaan ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay qiimeyn iy indha-indheyn ay ku sameynayaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, halkaasi oo lagu wado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21138","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21140,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21138\/revisions\/21140"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}