{"id":21135,"date":"2014-05-05T15:14:21","date_gmt":"2014-05-05T12:14:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21135"},"modified":"2014-05-05T15:14:21","modified_gmt":"2014-05-05T12:14:21","slug":"ciidamada-dowladda-iyo-ahlu-sunna-oo-ku-dagaalamay-baladxaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/ciidamada-dowladda-iyo-ahlu-sunna-oo-ku-dagaalamay-baladxaawo\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda iyo Ahlu Sunna oo ku Dagaalamay Baladxaawo"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3 Ruux ayaa ku dhintay, 10 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Weerar ku qaadeen Ururka Ahlu Suna Waljameeca ee Gobolka Gedo<\/p>\n<p>Dagaalkan oo ahaa mid Culus ayaa waxuu ka dhacay Degmada Baladxaawo ee Gobolka Iyadoona uu ka dambeeyay Dagaal ay soo qaadeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Abdi kaliil oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dagaalkan uu dambeeyo Gudoomiyaha Degmada Doolow ee isla  Gobolka Gedo sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sikastaba, Xaalada Deggan inkastoo markale la filan karo in ay isku dhacaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ururka Ahlu Sunna Waljameeca ee Gobolka Gedo.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download6-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download6-150x150.jpg\" alt=\"download6-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-21136\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan 3 Ruux ayaa ku dhintay, 10 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Weerar ku qaadeen Ururka Ahlu Suna Waljameeca ee Gobolka Gedo Dagaalkan oo ahaa mid Culus ayaa waxuu ka dhacay Degmada Baladxaawo ee Gobolka Iyadoona uu ka dambeeyay Dagaal ay soo qaadeen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Gudoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21135","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21137,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21135\/revisions\/21137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}