{"id":21116,"date":"2014-05-05T14:59:50","date_gmt":"2014-05-05T11:59:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21116"},"modified":"2014-05-05T14:59:50","modified_gmt":"2014-05-05T11:59:50","slug":"iran-oo-sheegtay-in-burcad-badeeda-ay-ka-badbaadiyeen-markab-ay-qabsan-rabeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/iran-oo-sheegtay-in-burcad-badeeda-ay-ka-badbaadiyeen-markab-ay-qabsan-rabeen\/","title":{"rendered":"IRAN OO SHEEGTAY IN BURCAD BADEEDA AY KA BADBAADIYEEN MARKAB AY QABSAN RABEEN"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada badda dowlada Iran Admiral Siyayash Jarreh, ayaa ku dhawaaqay in ciidamada dowlada Iran ee qeybta ka ah la dagaalanka burcad badeeda ay badbaadiyeen markab burcad badeeda ay afduuban rabeen.<\/p>\n<p>Markabka oo laga leeyahay dalka India ayaa la sheegay inuu waday shidaal badan, iyadoo kooxaha burcad badeeda ay ku weerareen biyaha badda cas.<\/p>\n<p>\u201cMarkabka JOK JOK oo shidaal waday waxaa soo weeraray 7 burcad badeed ah xili uu marayay biyaha badda cas, laakiin ma aysan suurto galin sababtoo ah ciidamadeena ayaa ka hor tagay\u201dsidaasi waxaa yiri Admiral Jarreh.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in markabkaasi dowlada India ay leedahay uusan gaarin wax waxyeelo ah oo uu bad qabo gacantana ay ku hayaan ciidamada dowlada Iran.<\/p>\n<p>Ciidamada dowlada Iran ayaa kamid noqday ciidamada la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida sanadkii 2008, markii kooxaha burcad badeeda ay qafaasheen markab laga leeyahay Iran.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20085.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20085.jpg\" alt=\"20085\" width=\"282\" height=\"178\" class=\"alignleft size-full wp-image-21117\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidamada badda dowlada Iran Admiral Siyayash Jarreh, ayaa ku dhawaaqay in ciidamada dowlada Iran ee qeybta ka ah la dagaalanka burcad badeeda ay badbaadiyeen markab burcad badeeda ay afduuban rabeen. Markabka oo laga leeyahay dalka India ayaa la sheegay inuu waday shidaal badan, iyadoo kooxaha burcad badeeda ay ku weerareen biyaha badda cas. \u201cMarkabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21116","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21116"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21118,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21116\/revisions\/21118"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}