{"id":21109,"date":"2014-05-04T20:01:09","date_gmt":"2014-05-04T17:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21109"},"modified":"2014-05-04T20:01:09","modified_gmt":"2014-05-04T17:01:09","slug":"dowlada-soomaaliya-oo-mareynkanka-ka-dalbaday-taageero-caalami-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/dowlada-soomaaliya-oo-mareynkanka-ka-dalbaday-taageero-caalami-ah\/","title":{"rendered":"DOWLADA SOOMAALIYA OO MAREYNKANKA KA DALBADAY TAAGEERO CAALAMI AH"},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Soomaaliya e Xasan Sheek Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry. <\/p>\n<p>Sarkaal u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Mareynkanka ayaa shaaca ka qaaday in Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dalbaday Dowlada Mareynkanka arrimo ay ka mid yihiin dhismaha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, kobcinta dhaqaalaha iyo dib u habaynta hay\u2019adaha dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka labada mas\u2019uul ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno katirsan golaha wasiirada Dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo safarka Adis-ababa ku wehlinayay madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>War murtiyeedkan ka soo baxay wasaraad arimaha dibada eemareykanka ayaa lagu sheegey in madaxweynaha Soomaaliya uu ka faalooday marxaladihii dalka uu soo maray labaatankiis ano ee la soo dhaafay ayna ku began tahay 25 sno guuradii ka soo wareegatay burburkii doqwladii dhexe dadka somaliyeedna ay u baahanyihiin nidaam dowlada nimo isagoona cdsaday in laga kaabo sidii dalka loo gaar siin lahaa doorasho xor ahi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u sheegay John Kery in Dowlada hormar balaaran ay ka sameysay arimaha amaanka iyo xiriirka dadweynaha,islamarkaana kaliya u baahan tahay kaalmada Beesha caalamka,taasoo uu sheegay Xasan Sheekh Maxamuud inay wax weyn ka tareyso nabad ku soo dabaalida Soomaaliya.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20077.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20077.jpg\" alt=\"20077\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-21110\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha Soomaaliya e Xasan Sheek Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry. Sarkaal u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Mareynkanka ayaa shaaca ka qaaday in Xasan Sheekh Maxamuud uu ka dalbaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21109","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21109"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21111,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21109\/revisions\/21111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}