{"id":21103,"date":"2014-05-04T19:58:12","date_gmt":"2014-05-04T16:58:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21103"},"modified":"2014-05-04T19:58:13","modified_gmt":"2014-05-04T16:58:13","slug":"maxkamad-kenya-ku-taal-oo-diiday-in-damiin-lagu-siidaayo-sheekh-xasaan-iyo-aafadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/maxkamad-kenya-ku-taal-oo-diiday-in-damiin-lagu-siidaayo-sheekh-xasaan-iyo-aafadiisa\/","title":{"rendered":"MAXKAMAD KENYA KU TAAL OO DIIDAY IN DAMIIN LAGU SIIDAAYO SHEEKH XASAAN IYO AAFADIISA"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa Jimcihii u diiday Damiin wadaad Muslim Kenyan ah kana soo jeeda Soomaaliya isaga iyo xaaskiisa, kadib markii lagu eedeeyay in laga soo helay hooygooda labo bam oo waxyaabaha qarxa ah.<br \/>\nSheikh Hassan Mahati Omar iyo xaaskiisa Fardowsa Maxamed Cabdi, ayaa la sheegay in loo diiday in si damiin ahaan ah loosii daayo, sida ay sheegeen laamaha amaanka ee dalkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabaha lagu eedeeyay waa falal argagixiso ah, labadaan lamaane iyadoo ay socdaanb baaritaano ay saraakiisha wadaan\u201dsidaasi waxaa tiri garsoore dowlada Kenya u hadashay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Garsooraha ayaa sheegtay in laamaha amaanka qaranka, ay ku wargeliyeen in labada ruux aan lasii detnin, ilaa baaritaanada ay ka dhamaanayaan.<\/p>\n<p>Sheikh Xasan, ayaa ahaa imaamka masjid ku yaala Islii, waxaana isaga iyo xaaskiisa ay soo xereen booliska markii ay ku weerareen guriga uu ka degan yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20071.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20071.jpg\" alt=\"20071\" width=\"605\" height=\"375\" class=\"alignleft size-full wp-image-21104\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20071.jpg 605w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20071-300x185.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 605px) 100vw, 605px\" \/><\/a><br \/>\nWaxaana la xeray maalin kadib markii qaraxyo ay ka dhacen dalka Kenya, kuwaasi oo ay ku dhinteen inka badan lix ruux, ayna ku dhaawacmeen inka badan 12 ruux.<\/p>\n<p>Xiritaankooda ayaa sidoo kale kusoo beegmay saacado kadib markii wadaad muslim ah ay kooxo aan la aqoon ku dileen magaalo xeebeedka dalka Kenya ee Mombasa ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Lamaanahaan ayaa lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin ururka Alshabaab ee ka dagaalama Soomaaliya, kuwaasi oo xiriir la leh Al-qaacida.<\/p>\n<p>Xaafada Islii ayaa waxaa ku sugan Soomaali badan oo qaxooti ah, waxaana mudooyinkii dambe si gaar ah u beegsanayay ciidamada booliska ee dalka Kenya, kadib markii qaraxyo badan ay ka dhaceen dalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taala dalka Kenya ayaa Jimcihii u diiday Damiin wadaad Muslim Kenyan ah kana soo jeeda Soomaaliya isaga iyo xaaskiisa, kadib markii lagu eedeeyay in laga soo helay hooygooda labo bam oo waxyaabaha qarxa ah. Sheikh Hassan Mahati Omar iyo xaaskiisa Fardowsa Maxamed Cabdi, ayaa la sheegay in loo diiday in si damiin ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21103","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21105,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21103\/revisions\/21105"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}