{"id":21094,"date":"2014-05-04T19:53:54","date_gmt":"2014-05-04T16:53:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21094"},"modified":"2014-05-04T19:53:54","modified_gmt":"2014-05-04T16:53:54","slug":"al-shabaab-oo-ugoodiyay-maamuladii-degmooyinka-ee-xilalka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-ugoodiyay-maamuladii-degmooyinka-ee-xilalka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO UGOODIYAY MAAMULADII DEGMOOYINKA EE XILALKA LAGA QAADAY"},"content":{"rendered":"<p>Al-Shabaab oo sheegtay dilkii shalay loo geystay C\/kaafi Hilowle Cismaan Xoghayihii hore ee Maamulka Gobalka Banaadir, ayaa waxa ay sidoo kale hanjabaad ujeediyeen maamulada Degmooyinka ee xilalkii laga qaaday.<\/p>\n<p>Wakiilka Shabaab u qaabilsan Gobalka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal ayaa ku goodiyay inay bartilmaamedsan doonaan cid waliba oo shacabka reer Muqdisho dhibaato ugeysata.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in sidoo kale aysan ka baxsan doonin maamuladii Degmooyinka Gobalka Banaadir ee xilalkii laga qaaday oo hada aan wax xilal ah hayn.<\/p>\n<p>Hadalka Shabaab kasoo baxay ayaa waxa uu walaac ku abuurayaa maamuladii hore ee Degmooyinka Gobalka oo hada xilal aan hayn, xitaa qaarkood aan haysan ilaalo.<\/p>\n<p>Shalay ayeey aheyd markii Al-Shabaab ay dileen Xoghayihii Maamulkii Tarsan ee Gobalka Banaadir C\/kaafi Hilowle Cismaan, waxaana Shabaab ay sheegeen inay dili doonaan cid waliba oo dowladda ka tirsan.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20066.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20066.jpg\" alt=\"20066\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-full wp-image-21095\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-Shabaab oo sheegtay dilkii shalay loo geystay C\/kaafi Hilowle Cismaan Xoghayihii hore ee Maamulka Gobalka Banaadir, ayaa waxa ay sidoo kale hanjabaad ujeediyeen maamulada Degmooyinka ee xilalkii laga qaaday. Wakiilka Shabaab u qaabilsan Gobalka Banaadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen Cali Jabal ayaa ku goodiyay inay bartilmaamedsan doonaan cid waliba oo shacabka reer Muqdisho dhibaato ugeysata. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21094","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21094","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21094"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21096,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21094\/revisions\/21096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}