{"id":21091,"date":"2014-05-04T19:52:32","date_gmt":"2014-05-04T16:52:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21091"},"modified":"2014-05-04T19:52:32","modified_gmt":"2014-05-04T16:52:32","slug":"raiisul-wasaaraha-oo-sheegay-in-dhamaadka-sanadka-2014-shabaab-dalka-laga-saarayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/raiisul-wasaaraha-oo-sheegay-in-dhamaadka-sanadka-2014-shabaab-dalka-laga-saarayo\/","title":{"rendered":"RA&#8217;IISUL WASAARAHA OO SHEEGAY IN DHAMAADKA SANADKA 2014 SHABAAB DALKA LAGA SAARAYO"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya C\/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka hadlay waqtiga Dowladda Soomaaliya Shabaab ay ka saareyso guud ahaan dalka Soomaaliya.<br \/>\nC\/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu sheegay in dhamaadka sanadka 2014-dowladda Soomaaliya guud ahaan dalka ay ka saareyso Ururka Al-Shabaab ee hada Magaalooyin Soomaaliya kamid ah ka dagaalama.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku faraxsanahay, in muddadii gaabneeyd ee Xukuumaddani jirtay, ay noo suuro gashay inaan xoreeyno sagaal degmo oo horay ugu jiray gacanta nabad-diidka\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaanna ku talo jirnaa dhowaan in degmooyinka kale ee harsan aynu sidoo kale xoreeyn doonno\u201dAyuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane C\/wali Sheekh Axmed Maxamed mar uu soo hadal qaaday dhismaha ciidanka, ayuu sheegay in Dowladiisa ay diyaar u tahay inay dhisto ciidamo gaaraya 4000 ciidamadaas oo ah, waxaanna xoojinaynaa ciidamada ka-hortagga argagixisada iyo burcad badeedka.<\/p>\n<p>\u201cInay Xukuumaddu xoojiso ciidamada boliiska iyo nabadsugidda. Waxaan tababaraynaa 4000 oo ciidamadaas ah, waxaanna xoojinaynaa ciidamada ka-hortagga argagixisada iyo burcad badeedka. Waxaa xusid mudan inaan qabyo-tirnay Hindise Sharciyeedkii Ka-hortagga Argagixisada, oo dhowaan la horkeeni doono golihiinna sharafta leh\u201d<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo Bishii March ku dhaqaaq-day howlgal culus oo dar-dar leh ayaa hada waxaa laga dareemayaa hakad ku yimid howlgalkii Shabaab looga qabsaday 10-Degmo oo Gobalada dalka ka tirsan.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20067.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20067.jpg\" alt=\"20067\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-21092\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya C\/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka hadlay waqtiga Dowladda Soomaaliya Shabaab ay ka saareyso guud ahaan dalka Soomaaliya. C\/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu sheegay in dhamaadka sanadka 2014-dowladda Soomaaliya guud ahaan dalka ay ka saareyso Ururka Al-Shabaab ee hada Magaalooyin Soomaaliya kamid ah ka dagaalama. \u201cWaxaan ku faraxsanahay, in muddadii gaabneeyd [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21091","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21091","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21093,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21091\/revisions\/21093"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}