{"id":21087,"date":"2014-05-04T19:50:11","date_gmt":"2014-05-04T16:50:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21087"},"modified":"2014-05-04T19:50:11","modified_gmt":"2014-05-04T16:50:11","slug":"saddex-ruux-oo-shabaab-lagu-eedeeyay-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/saddex-ruux-oo-shabaab-lagu-eedeeyay-oo-dil-toogasho-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"SADDEX RUUX OO SHABAAB LAGU EEDEEYAY OO DIL TOOGASHO LAGU XUKUMAY"},"content":{"rendered":"<p>Puntland ayaa waxa ay xukuntay rag ay ku eedeysay Al-Shabaab, kuwaasi oo shalay lasoo taagay maxkamada ciidanka Maamulka Puntland ee Gobalka Bari.<br \/>\nRaga maxkamada lasoo taagay ayaa waxa ay gaarayaan ilaa afar ruux oo saddex kamid ah la xukumay, halka midka kalena dib loo dhigay xukunkiisa.<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Sheekh Axmad oo maxkamada ay ku eedeysay inuu Shabaab ka tirsanaa ayaa dil lagu xukumay, halka Jaamac Maxamed Cabdulaahi oo maxkamada ay ku eedeysay inuu Sirdoon u ahaa Shabaabka Buuraha Gal-gala ku sugan lagu xukumay isna dil toogasho.<\/p>\n<p>Xasan Xuseen Caabi oo ah shaqsiga saddexaad ee xukunka lagu riday ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu kasoo dagaalamay duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Ceelasha Biyaha, xilligii Shabaab ay halkaasi ku sugnaan jireen.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Daa\u2019uud Aadan Ibraahim oo shaqsiga afaraad ayaa maxkamadeyntiisu dib loo dhigay, waxa uuna ku eedeysnaa meel ciidamada Puntland qarax loo dhigay deegaan lagu magacaabo Sugurre calaamadihii laga helay meeshaasi in laga helay mobilkiisa.<\/p>\n<p>Dhamaan Xukunka dilka ee lagu riday saddexda ruux ayaa waxaa ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland C\/fitaax Maxamad Aadan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa waxa ay xukuntay rag ay ku eedeysay Al-Shabaab, kuwaasi oo shalay lasoo taagay maxkamada ciidanka Maamulka Puntland ee Gobalka Bari. Raga maxkamada lasoo taagay ayaa waxa ay gaarayaan ilaa afar ruux oo saddex kamid ah la xukumay, halka midka kalena dib loo dhigay xukunkiisa. Cabdiqaadir Sheekh Axmad oo maxkamada ay ku eedeysay inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21087","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21087","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21089,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21087\/revisions\/21089"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}