{"id":21070,"date":"2014-05-03T14:18:03","date_gmt":"2014-05-03T11:18:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21070"},"modified":"2014-05-03T14:18:03","modified_gmt":"2014-05-03T11:18:03","slug":"al-shabaab-oo-ka-hadashay-qunsulka-kenya-jubbooyinka-usoo-magacaawday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-ka-hadashay-qunsulka-kenya-jubbooyinka-usoo-magacaawday\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO KA HADASHAY QUNSULKA KENYA JUBBOOYINKA USOO MAGACAAWDAY"},"content":{"rendered":"<p>Al-Shabaab ayaa waxa ay markii ugu horeysay ka hadleen tallaabada Dowladda Kenya ay qunsul ugu soo magacawday Gobalada Jubbooyinka.Afhayeenka Guud ee Ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo la hadlay Warbaahinta Al-Furqaan, ayaa wuxuu sheegay inay filayeen in Kenya ay Qunsul usoo magacaabeyso Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Cali Dheere in Dowladda Kenya ay doonayso in Gobalada Jubbooyinka uu noqdo dhul kamid ah dhulka Kenya, taasina ay muujinayso kol hadii ay Qunsul Jubbooyinka usoo magacaabeen Kenya.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Dheere, ayaa wuxuu sheegay in Dowladda uu hogaamiye Xasan Sheekh Maxamuud ay tahay mid daba dhilif u ah Dowladaha deriska la\u2019ah dalka Soomaaliya, wuxuuna cadeynteeda taasi ku tilmaamay in Dowladda Kenya ay hada doonayso inay xalaaleysato Gobalada Jubbooyinka.<\/p>\n<p>Ciidamada Al-Shabaab ayaa wuxuu sheegay inaysan marnaba ka daali doonin dagaalka culus ee ay kula jiraan ciidamada Kenya ee ku sugan Jubbooyinka, maadaama uu sheegay inay yihiin cadoow qabsaday dhul Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sheekh Cali Dheere wuxuu kaloo baaq ujeediyay dadka Soomaaliyeed waxaana uu ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dagaalka culus ee lagula jiro Dowladda Kenya.<br \/>\n <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20048.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20048.jpg\" alt=\"20048\" width=\"240\" height=\"163\" class=\"alignleft size-full wp-image-21071\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al-Shabaab ayaa waxa ay markii ugu horeysay ka hadleen tallaabada Dowladda Kenya ay qunsul ugu soo magacawday Gobalada Jubbooyinka.Afhayeenka Guud ee Ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo la hadlay Warbaahinta Al-Furqaan, ayaa wuxuu sheegay inay filayeen in Kenya ay Qunsul usoo magacaabeyso Jubbooyinka. Wuxuu sheegay Cali Dheere in Dowladda Kenya ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21070","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21072,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21070\/revisions\/21072"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}