{"id":21053,"date":"2014-05-03T08:55:31","date_gmt":"2014-05-03T05:55:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21053"},"modified":"2014-05-03T08:55:31","modified_gmt":"2014-05-03T05:55:31","slug":"howlgal-lagu-burburinayo-dhismooyinka-sharcidarrada-ah-oo-ka-socda-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/howlgal-lagu-burburinayo-dhismooyinka-sharcidarrada-ah-oo-ka-socda-kismaayo\/","title":{"rendered":"Howlgal Lagu Burburinayo Dhismooyinka Sharcidarrada Ah Oo Ka Socda Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maamulka  KMG ah ee  Jubba  uu   burburiyay     dhismooyin sharci dara ah  looga dhisay nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Maxamed Ibraahim Timajilic ayaa sheegay in howlgalkan lagu  burburiyay dhismayaal sharcidarro ah oo laga dhistay nawaaxiga garoonka diyaaradaha.<\/p>\n<p>Mr. Timajilic ayaa ku hanjabay iney sii wadi doonaan howlgallada lagu banneeynayo dhamaan dhismayaashii iyo dhulalki ay laheyd dowladda, isagoo dignin ujeediyay  dadka  dukumintiyada been abuurka ah  u sameeysta  goobaha  danta  guud.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii  guddoomiyaha ayaa hoosta ka xariiqay in howlgalkani uu qeyb ka yahay qorshayaasha maamulka degmada uu sare ugu qaadayo bilicda iyo nadaafada guud ee magaalada Kismaayo.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/images.jpg\" alt=\"images\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-21054\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maamulka KMG ah ee Jubba uu burburiyay dhismooyin sharci dara ah looga dhisay nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Maxamed Ibraahim Timajilic ayaa sheegay in howlgalkan lagu burburiyay dhismayaal sharcidarro ah oo laga dhistay nawaaxiga garoonka diyaaradaha. Mr. Timajilic ayaa ku hanjabay iney sii wadi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21053","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21055,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21053\/revisions\/21055"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}