{"id":21017,"date":"2014-05-02T12:16:43","date_gmt":"2014-05-02T09:16:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21017"},"modified":"2014-05-02T12:16:43","modified_gmt":"2014-05-02T09:16:43","slug":"mareynkanka-oo-ka-digay-qatarta-kooxaha-al-shabaab-iyo-boko-haram","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/mareynkanka-oo-ka-digay-qatarta-kooxaha-al-shabaab-iyo-boko-haram\/","title":{"rendered":"MAREYNKANKA OO KA DIGAY QATARTA KOOXAHA AL-SHABAAB IYO BOKO HARAM"},"content":{"rendered":"<p>Sida lagu daabacay wakaalada wararka Ee Washitong Post,xukuumada Washitong ayaa shaacisay in Hanjabaadaha iyo Qatarta Ururweynaha Al-Qaa\u2019ida iyo Laamaha Xiriirka la Leh ay sii kordhayaan,waxaana Mareynkanka uu ka digay in Jiil Cusub ay ku Biiraan Al-Qaa\u2019ida ama ay soo baxaan. <\/p>\n<p>Warbixin sanadeed laga soo saaray xafiiska wasaarada arimaha dibada Mareynkanka ayaa lagu sheegay in Tirada Weerarada Kooxda Al-Qaa\u2019ida ay sii korortay sanadkii la soo dhaafay,iyagoona lagu eedeeyay inay weeraro badan qaadeen oo qaarkood qasaaro geystay.<\/p>\n<p>Kooxda la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada u qaabilsan Dowlada Mareynkanka ayaa tilmaamay in dadaal badan ay giliyeen la dagaalanka Al-Qaa\u2019ida,laakiin waxay cadeeyeen in sanadkii 2013-kii uu ahaa sanad weerarada Al-Qaa\u2019ida iyo Kooxaha kale ee xiriirka dhow la leh dardar ku socdeen,sida Kooxaha ka dagaala Bariga dhexe iyo Africa,sida warbixinta lagu yiri. <\/p>\n<p>Marka la fiiro Africa warbixinta waxay hoosta ka xariiqeysaa in dadaal dheeri ah uu jiray oo ku aadan in Kooxaha Al-Qaa\u2019ida ku xiran ay qaadayeen weeraro joogto ahaa sanadkii tagay,waxana si gaar ah farta loogu goday Shabaabka Fadhigooda yahay Soomaaliya oo la sheegay in Qatartooda ay tahay mid sii kordheysa.<\/p>\n<p>\u201c Ka saaritaanka magaalooyinka Shabaab waxay u weeciyeen dagaalka Istaraatijiyad Cusub oo ay ku carqaladeynayaan deegaanada nabdoon ee gacanta ugu jira Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada,\u201d ayaa warbixin lagu Yiri.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii Mareynkanka ayaa sheegay in ilgaar ah ku eegayaan Qatarta Al-Qaa\u2019ida ee sii kordheysa,isagoona balan qaaday in Dowladaha Soomaaliya ay ka mid tahay ka taageeri doono sii loola dagaalama lahaa loona yareyn lahaa Qatarta Dagaalyahanada Al-Qa\u2019ida.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa lagu xusuustaa weerar sanadkii tagay ku qaadeen Xarunta Ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi halkaasi oo ay ku dileen dad tiradooda kor u dhaafeysa 67-Qof.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20036.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20036.jpg\" alt=\"20036\" width=\"500\" height=\"308\" class=\"alignleft size-full wp-image-21018\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20036.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20036-300x184.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lagu daabacay wakaalada wararka Ee Washitong Post,xukuumada Washitong ayaa shaacisay in Hanjabaadaha iyo Qatarta Ururweynaha Al-Qaa\u2019ida iyo Laamaha Xiriirka la Leh ay sii kordhayaan,waxaana Mareynkanka uu ka digay in Jiil Cusub ay ku Biiraan Al-Qaa\u2019ida ama ay soo baxaan. Warbixin sanadeed laga soo saaray xafiiska wasaarada arimaha dibada Mareynkanka ayaa lagu sheegay in Tirada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21017","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21019,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21017\/revisions\/21019"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}