{"id":21007,"date":"2014-05-01T19:01:50","date_gmt":"2014-05-01T16:01:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=21007"},"modified":"2014-05-01T19:05:25","modified_gmt":"2014-05-01T16:05:25","slug":"puntland-oo-beenisey-wadahadalka-somaliland-sheegatey-in-ay-la-yeelatey-madaxweynaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/puntland-oo-beenisey-wadahadalka-somaliland-sheegatey-in-ay-la-yeelatey-madaxweynaha-puntland\/","title":{"rendered":"Puntland Oo Beenisey Wadahadalka Somaliland Sheegatey In Ay La Yeelatey Madaxweynaha Puntland"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/PUNT.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/PUNT.jpg\" alt=\"PUNT\" width=\"400\" height=\"266\" class=\"alignleft size-full wp-image-21010\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/PUNT.jpg 400w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/PUNT-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/><\/a><br \/>\nPuntland ayaa beenisay Warkii ka soo baxay wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland kaas oo sheegayey in ay wada-hadal siyaasadeed la yeesheen Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas.<\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa wefdigii Madaxweynaha Puntland u raacey dalka Itoobiya markii lagu casumey shirkii Tana Forum oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa beeniyey in wefdigoodu la shireen xubno ka socday Somaliland.<\/p>\n<p>Cali Xaaji ayaa si cad u sheegay in uusan dhicin wax wada-hadal ah oo ay la yeesheen xubnihii Soomaaliland shirka ka joogay, wuxuuse sheegay in la kulmi karo wakhtiga kooban oo laga nasayo shirarka, kaasna ma aha wax macno samayn kara, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201c\u2026Wakhtiga la fadhiyo ama shaah la cabayo ama qaxwaha loo fadhiyo waa lays arkayaa waana la isa salaamayaa dad Soomaali ah baa la yahay, mase oggi wax kulan ah oo rasmi ah oo dhexmaray Puntland iyo Soomaaliland.\u201d Ayuu yiri Cali Xaaji<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in hadii uu dhacayo wada-hadal  dhexmaraya Puntland iyo Soomaaliland uu noqon lahaa wax la isla ogyahay oo laga soo wada-tashaday, wuxuu cuskaday in aysan shirka u tegin in ay la kulmaan dhinacyo siyaasadeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland oo ka hor shirka Tana Forum ku sugnaa Itoobniya isaga iyo Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa hadalkiisa u dhigey in shirku ahaa mid rasmi ah, inlaga wada hadley xuduuda muranku ka taagan yahay, iskaashiga dhanka amniga iyo weliba in Somaliland tahay dal xor ah oo aan weli la aqoonsan.<\/p>\n<p>Puntland waxay ku tilmaantay qaabka loo dhigay hadalka ka soo yeeray Soomaaliland mid ka fog diblumaasiyada.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Maxamed Yoonis Biixi oo ah nin ku cusub siyaasadda Soomaalida ayaa dadka ka faalooda arrimaha caynkan ah sheegayaan in ay ku noqoneyso dharbaaxo siyaasadeed oo waxyeelo gaarsiineysa heerka uu gaarsiisan yahay khibradiisa siyaasadeed, mar haddii Wasiirka Waxbarashada Puntland uu ku tilmaamey sheeko caadi ah oo dhexmartey iyaga iyo Wasiirada Somaliland xilliga loo fadhiyey shaaha maadaama Soomaali la yahay in la siyaasadeeyo lagagana dhigo kulan rasmi ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa beenisay Warkii ka soo baxay wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland kaas oo sheegayey in ay wada-hadal siyaasadeed la yeesheen Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Cali Gaas. Wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa wefdigii Madaxweynaha Puntland u raacey dalka Itoobiya markii lagu casumey shirkii Tana Forum oo la hadlay warbaahinta gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-21007","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=21007"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21011,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/21007\/revisions\/21011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=21007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=21007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=21007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}