{"id":20990,"date":"2014-05-01T16:31:07","date_gmt":"2014-05-01T13:31:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20990"},"modified":"2014-05-01T16:31:07","modified_gmt":"2014-05-01T13:31:07","slug":"mareykanka-oo-ka-digay-khatarta-kooxaha-xiriirka-la-leh-al-qaeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/mareykanka-oo-ka-digay-khatarta-kooxaha-xiriirka-la-leh-al-qaeda\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo ka digay khatarta Kooxaha xiriirka la leh Al Qaeda"},"content":{"rendered":"<p>Warbixin ay soo saartay Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka  ayaa waxa ay uga digtay khatar ay sheegtay in ay ka soo food leedahay kooxaha AL-Qaacida xiriirka  la leh sida Xarakada Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa sheegay in qataraha kooxahaasi xiriirka la leh AL-Qaacida ay yihiin kuwa ku sii fidiya wadamada Caalamka,isgoo xusay in AL-Qaacida iyo laamaheedaba ay qorshaynayaan weeraro argagaxiso oo ay ka gaystaan wadamo ay ku jirto Maraykanka.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa sheegay in laga soo bilaabo markii sanadii 2011 oo la dilay Hogaamiyihii Ururka AL-Qaacida Usama Biladin uuna xilkaasi la wareegay Ayman al Zawahiri, ay wali sii jirto khatarta amaan ee ururka AL-Qaacida iyo faracyadiisa Soomaaliya, Yaman Afghaanitsaan iyo Ciraaq ka imaanaysa .<\/p>\n<p>Warbxinta ay soo saartay Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka ayaa lagu sheegay in iyadoo AL-Qaacida ay lumiyeen hogaamiyaal sar sare ay hadana khatartooda tahay mid aan la  dhayalsan Karin.<\/p>\n<p>Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka ayaa xustay in weerarkii sanadii tagtay ee 2013 ay Dhaq dhaqaaqa AL-Shabaab  ka gaysteen dalka Kenya Suuq ganacsi oo ku yaala  ay muujinayo khatarta AL-Shabaab ay ku hayaan gobalka oo dhan.<\/p>\n<p>Hadalka dowlada Maraykanka ayaa imaanaya xili dhawaan Wakiilka Qaramada Midooabay u qaabilsan Soomaaliya Nicklos kay uu shaaca ka qaaday in AL-Shabaab ay hormariyeen dhanka awoodooda ayna dagaalyahano khibrad dheeraad ah leh ay ka keensadeen wadamada Africa , isagoo intaasi ku daray in hadii ay sii socdaan weeraradda iyo dilalka qorshaysan ee Soomaaliya ka dhacaya ay soo dadajin karto in Diplomasiyiinta iyo shaqaalaha Qaramada Midoobay ay isaga huleelaan dalka Soomaaliya.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-1-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-1-150x150.jpg\" alt=\"download-1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20991\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbixin ay soo saartay Wasaarada Arimaha Dibada Maraykanka ayaa waxa ay uga digtay khatar ay sheegtay in ay ka soo food leedahay kooxaha AL-Qaacida xiriirka la leh sida Xarakada Shabab ee Soomaaliya ka dagaalanta. Maraykanka ayaa sheegay in qataraha kooxahaasi xiriirka la leh AL-Qaacida ay yihiin kuwa ku sii fidiya wadamada Caalamka,isgoo xusay in AL-Qaacida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20990","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20990","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20990"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20992,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20990\/revisions\/20992"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}