{"id":20979,"date":"2014-05-01T16:25:38","date_gmt":"2014-05-01T13:25:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20979"},"modified":"2014-05-01T16:25:38","modified_gmt":"2014-05-01T13:25:38","slug":"al-shabaab-oo-sheegtay-inay-dileen-ciidamo-kenyati-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-sheegtay-inay-dileen-ciidamo-kenyati-ah\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO SHEEGTAY INAY DILEEN CIIDAMO KENYATI AH"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh C\/casiis Abuu Muscab afhayeenka Dhanka howlgalada Al-Shabaab oo Warbaahinta Afka Shabaab ku hadasha la hadlay, ayaa ugu horeyn faah-faahin ka bixiyay dagaal culus oo ka dhacay Gobalka Gedo, gaar ahaan deegaanka Ceel-cade.<br \/>\nAbuu Muscab wuxuu sheegay in dagaalkaasi ay ku qaadeen Ceelcade ay ku dileen sida uu yiri ciidamo ka tirsan kuwa Kenyatiga ee ku sugan halkaasi, waxaana uu sheegay in ciidanka ay dileen uu ku jiray Taliyihii ciidanka Kenyatiga ee deegaanka Ceelcade.<\/p>\n<p>Saddex kamid ah ciidamada Kenyatiga ayuu xusay iyo taliyahooda inay dagaalkaasi ku dileen, sidoo kalena ay ku dhaawaceen shan kale oo ciidankaasi ka tirsan, laakiin majirto ilo Shabaab ka madaxbanaan oo xaqiijinaysa sheegashadooda.<\/p>\n<p>Afhayeenka Dhanka howlgalada ee Ururka Al-Shabaab Abuu Muscab, ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in saddex habeen oo isku xigta weeraro culus ay ku qaadeen ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan Degmada Ceelbuur.<\/p>\n<p>\u201cXabashida Ku sugan Ceelbuur saddex habeen weeraro culus ayaa ku socotay Ilaaheey Fadligiis Khasaaro Xoogan ayeey Mujaahidiinta ugeysteen\u201dAyuu yiri Abuu Muscab.<\/p>\n<p>Xoogaga Shabaab ayaa weeraro kala duwan waxa ay ku qaadaan goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh C\/casiis Abuu Muscab afhayeenka Dhanka howlgalada Al-Shabaab oo Warbaahinta Afka Shabaab ku hadasha la hadlay, ayaa ugu horeyn faah-faahin ka bixiyay dagaal culus oo ka dhacay Gobalka Gedo, gaar ahaan deegaanka Ceel-cade. Abuu Muscab wuxuu sheegay in dagaalkaasi ay ku qaadeen Ceelcade ay ku dileen sida uu yiri ciidamo ka tirsan kuwa Kenyatiga ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20979","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20979"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20981,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20979\/revisions\/20981"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}