{"id":20967,"date":"2014-04-30T18:24:43","date_gmt":"2014-04-30T15:24:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20967"},"modified":"2014-04-30T18:26:47","modified_gmt":"2014-04-30T15:26:47","slug":"ciidamada-itoobiya-oo-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-ku-xiray-degmada-luuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/ciidamada-itoobiya-oo-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-dowladda-ku-xiray-degmada-luuq\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya Oo Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Ku Xiray Degmada Luuq"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/luuq.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/luuq.jpg\" alt=\"luuq\" width=\"276\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-20969\" \/><\/a><br \/>\nCiidamada Itoobiya ee ka mid ah howl galka AMISOM ayaa sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda waxay maanta ku xireen degmada Luuq ee Gobolka Gedo, iyagoo albaabada u laabay maxkamadii degmadaas.<\/p>\n<p>Sida ay wararku sheegayaan sarkaalka la xiray ayaa lagu magacaabaa Diyaad Cabdi Kaliil oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in sarkaalkan iyo saraakiisha ciidamada Itoobiya uu soo kala dhex galay khilaaf, iyadoo aanay aheyn markii u horeysay oo ay Ciidamada Itoobiya xiraan sarkaalkan.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya ayaa sidoo kale maanta albaabada u laabay Maxkamadii degmada Luuq oo howlo dacwad qaadis ka socotay, waxaana la ogeyn sababaha ka dambeeyay oo Maxkamada loo xiray.<\/p>\n<p>Maalmo ka hor ayay aheyd markii Ciidamada Itoobiya ay deegaanada xuduuda u dhow ku xireen mas&#8217;uuliyiin ka tirsan Ahlusuna, dad qurbo joog ah iyo wariye u kuur galayay xaalada deegaano ay ka jiraan biyo la&#8217;aan, waxaana dadkan loo gudbiyay xabsi ku yaal degmada Jig Jiga.<\/p>\n<p>Ma ahan markii u horeysay oo ay Ciidamada Itoobiya xir xiraan mas&#8217;uuliyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidanka dow<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Itoobiya ee ka mid ah howl galka AMISOM ayaa sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda waxay maanta ku xireen degmada Luuq ee Gobolka Gedo, iyagoo albaabada u laabay maxkamadii degmadaas. Sida ay wararku sheegayaan sarkaalka la xiray ayaa lagu magacaabaa Diyaad Cabdi Kaliil oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo. Wararka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20967","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20967","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20967"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20967\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20970,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20967\/revisions\/20970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20967"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20967"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20967"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}