{"id":20932,"date":"2014-04-29T16:53:55","date_gmt":"2014-04-29T13:53:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20932"},"modified":"2014-04-29T16:58:06","modified_gmt":"2014-04-29T13:58:06","slug":"galmudug-oo-yeelatay-wasiiro-cusub-banaanbax-lagy-taageerayo-oo-ka-dhacay-koonfurta-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/galmudug-oo-yeelatay-wasiiro-cusub-banaanbax-lagy-taageerayo-oo-ka-dhacay-koonfurta-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Galmudug Oo Yeelatay Wasiiro Cusub &#038; Banaanbax Lagy taageerayo Oo Ka Dhacay Koonfurta Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Talaada ah ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo banaanbax lagu taageerayo dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee uu shalay (Isniin) ku dhawaaqay Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid).<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Galmudug ayaa dhawaan kala diray Golihiisii Wasiirada kadib arrimo la xariira wax qabad la\u2019aan lagu dhaliilay maamulka Galmudug oo ka taliya koonfurta magaalada Gaalkacyo iyo qeybo kamid ah koonfurta gobalka Mudug.<\/p>\n<p>Cabdi Qeybdiid ayaa Wasiirada uu magacaabay ay gaarayaan 12 wasiir kuwaasi oo kala ah:<\/p>\n<p>1. Cawke Xaaji Cabdiraxmaan \u2013 Wasiirka Garsoorka iyo Caddaaladda<br \/>\n2. Xarbi Cali Kulane \u2013 Wasiirka Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamka<br \/>\n3. Xareed Cali Xareed \u2013 Wasiirka kheyraadka<br \/>\n4. Xasan Faarax Barre \u2013 Wasiirka Arrimaha federaalka iyo dib-u-heshiisiinta<br \/>\n5. Maxamed Cabdiqaadir Xaashi \u2013 Wasiirka Waxbarashada<br \/>\n6. Maxamed Aadan Qalabxoor \u2013 Wasiirka kalluumeysiga<br \/>\n7. Axmed Shariif Cumar Maxamuud \u2013 Wasiirka Caafimaadka<br \/>\n8. Cabdi Yuusuf Xasan \u2013 Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga<br \/>\n9. Xasan Maxamed Siciid Gacaliye \u2013 Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Beeraha<br \/>\n10. Axmed Maxamuud Araxeey \u2013 Wasiirka Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalaha<br \/>\n11. Xasan Cabdiqaadir Xasan \u2013 Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta<br \/>\n12. Xasan Xaashi Warsame \u2013 Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Talaada ah ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo banaanbax lagu taageerayo dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee uu shalay (Isniin) ku dhawaaqay Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xassan Cawaale (Qeybdiid). Hogaamiyaha Galmudug ayaa dhawaan kala diray Golihiisii Wasiirada kadib arrimo la xariira wax qabad la\u2019aan lagu dhaliilay maamulka Galmudug oo ka taliya koonfurta magaalada Gaalkacyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20932","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20932","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20932"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20932\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20933,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20932\/revisions\/20933"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20932"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20932"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20932"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}