{"id":20930,"date":"2014-04-29T16:43:41","date_gmt":"2014-04-29T13:43:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20930"},"modified":"2014-04-29T22:15:12","modified_gmt":"2014-04-29T19:15:12","slug":"baarlamaanka-oo-weli-ku-dhagan-labo-wasiir-oo-xukuumadda-kamid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/baarlamaanka-oo-weli-ku-dhagan-labo-wasiir-oo-xukuumadda-kamid-ah\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Oo Weli Ku Dhagan Labo Wasiir Oo Xukuumadda Kamid Ah"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/DSC05319.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/DSC05319.jpg\" alt=\"DSC05319\" width=\"640\" height=\"480\" class=\"alignleft size-full wp-image-20953\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/DSC05319.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/DSC05319-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli ku dhagan labo Wasiir oo kamid ah Xukuumadda Dr C\/wali Sheekh Axmed Maxamed, iyadoo maanta markale ay hortagayaan Baarlamaanka labadaasi Wasiir.<\/p>\n<p>Wasiirada amniga iyo arimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta markale kasoo muuqan doona fadhiga su\u2019aalo weydiinta Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka Xildhibaanada ayaa wuxuu furmayaa 10:00 Subaxnimo ee saaka, waxaana sida xeer hoosaadka Baarlamaanka uu qabo, Wasiir Waliba su\u2019aalo weydiinta ay ku soconaysa 90-daqiiqo oo udhiganta saacad iyo bar hadii waqtiga uu ka dhaco oo ay u harsan yihiin su\u2019aalo maalin kale in loo dhigayo.<\/p>\n<p>Labada Wasiir ayaa waxaa u kala haray 21- iyo 19 Xildhibaan oo su\u2019aalo weydiin doona, taasi oo ku qotonta shaqooyinka ay hayaan Wasaaradahaasi Xukuumadda ka tirsan.<\/p>\n<p>Labadii maalin ee aan soo dhaafnay, ayaa waxaa si aad ah su\u2019aalaha loogu kululeeyay Wasiirka amniga C\/kariin Xuseen Guuleed oo ay si aad ah ugu dhaganaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiir Guuleed ayaa noqday Wasiirka kaliya ee Baarlamaanka ay si adag ula xisaabtamaan, maadaama uu masuul ka yahay amniga guud ee dalka, si joogto ahna ay udhacaan falal lidi ku ah dhanka ammaanka Muqdisho iyo Gobalada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qeybta hore ee su\u2019aalo weydiinta ayaa waxaa lagu bilaabayaa Wasiirka amniga C\/kariin Xuseen Guuleed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli ku dhagan labo Wasiir oo kamid ah Xukuumadda Dr C\/wali Sheekh Axmed Maxamed, iyadoo maanta markale ay hortagayaan Baarlamaanka labadaasi Wasiir. Wasiirada amniga iyo arimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta markale kasoo muuqan doona fadhiga su\u2019aalo weydiinta Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka Xildhibaanada ayaa wuxuu furmayaa 10:00 Subaxnimo ee saaka, waxaana sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20930","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20930"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20954,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20930\/revisions\/20954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}