{"id":2093,"date":"2011-07-18T16:27:41","date_gmt":"2011-07-18T16:27:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=2093"},"modified":"2011-07-18T16:27:41","modified_gmt":"2011-07-18T16:27:41","slug":"shirqoolk-ay-sameeyeen-cusmaan-claahi-guure-iyo-ccasiis-afrika-ayna-xabsi-ku-geeyeen-wariye-maxamuud-maxamed-daahir-carab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/07\/shirqoolk-ay-sameeyeen-cusmaan-claahi-guure-iyo-ccasiis-afrika-ayna-xabsi-ku-geeyeen-wariye-maxamuud-maxamed-daahir-carab\/","title":{"rendered":"Shirqoolk Ay Sameeyeen Cusmaan C\/laahi Guure Iyo C\/casiis Afrika Ayna Xabsi Ku Geeyeen Wariye Maxamuud Maxamed Daahir Carab"},"content":{"rendered":"<p>\u00a0<\/p>\n<p><strong><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/show_image_trnsMidTab45.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2094\" title=\"show_image_trnsMidTab4\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/show_image_trnsMidTab45.jpg\" alt=\"\" width=\"269\" height=\"268\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/show_image_trnsMidTab45.jpg 269w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/07\/show_image_trnsMidTab45-150x150.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 269px) 100vw, 269px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Waxaa wax lala yaabo ah in c\/casiis afrika iyo cisman C\/laahi Guure oo ku<br \/>\nsifoobey hagardaamo iyo dhagar ay wariyeyaal badan u dhigeen ay maanta<br \/>\nfarxad la daasho daashoonayaan iyagoo is leydin ma oga dadkana dhahaya<br \/>\nanaga nooma xirna wariye maxamud carab waa yaabe ma wax la sheego ama<br \/>\nla qoro ayaa alshabaab lagu noqdaa,hadiise ay denbi tahey in wax la<br \/>\nsheego maa la xiro idaacada kulmiye oo maalin kasta sheegeysa warar<br \/>\nbeen ah oo ay ka faafiso madaxda qaranka iyo hey&#8217;adaha qaramada<br \/>\nmidoobey maa la qabto SHABEELLE oo sheegeysey in madaxweynaha qaranku<br \/>\nxaday lacag qaranku leeyahey mise micnuhu waa miskiin ayaa misko la<br \/>\nfuulo leh ee kuwaas lalama hadli karo.<br \/>\nWaa xaqiiq in wariyeyaal maanta Aakhiro jira loo yeerey lana diley waa<br \/>\nxaqiiq in Cusmaan C\/laahi Guure la aaminey uuna dhacey lacag iyo qalab uu<br \/>\nlahaa milkiilaha idaacada shabeele c\/maalik tanina waa mid umadu uwada<br \/>\njeedo ee aan aragno halka iyo waxa ay ku danbeeyaan nimanka shirqooley<br \/>\nwariye maxamud maxamed daahir carab. Wixii warar ah ee nagu soo kordha<br \/>\nsi dhaqso ah ayaan idiinla socodsiin doonaa insha allah.<br \/>\nWaxaa habeenkii labaad xabsiga ku hoyanaya wepmasterkii warsom maxamud<br \/>\nmaxamed daahir carab kadib markii saakey laga kaxeystey saldhiga<br \/>\nafarirdood lana geeyey xarunta psta muqdisho .<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya Waxaa wax lala yaabo ah in c\/casiis afrika iyo cisman C\/laahi Guure oo ku sifoobey hagardaamo iyo dhagar ay wariyeyaal badan u dhigeen ay maanta farxad la daasho daashoonayaan iyagoo is leydin ma oga dadkana dhahaya anaga nooma xirna wariye maxamud carab waa yaabe ma wax la sheego ama la qoro ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-2093","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2093"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2097,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2093\/revisions\/2097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}