{"id":20923,"date":"2014-04-29T15:37:54","date_gmt":"2014-04-29T12:37:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20923"},"modified":"2014-04-29T15:37:54","modified_gmt":"2014-04-29T12:37:54","slug":"muqdisho-kooxo-tooreey-ku-dilay-qof-rayid-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/muqdisho-kooxo-tooreey-ku-dilay-qof-rayid-ah\/","title":{"rendered":"Muqdisho: Kooxo Tooreey ku dilay Qof Rayid ah"},"content":{"rendered":"<p>Sida qof Deegaanka ah uu u xaqiijiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle Kooxo burcad ah ayaa xalay Tooreey waxa ay ku dileen Degmada Yaaqshid qof Rayid ah.<\/p>\n<p>Kooxahaan o sida la sheegay doonayay in ay dhac u geystaan Guriga Ninka Rayidka ah ee ay ku dileen Tooreyda ayaa waxaa la tilmaaamay uin xilliga Ninkaas Rayidka ah ay dilayeen uu doonayay in dhacooda uu iska caabiyo.<\/p>\n<p>Dhacdadaan ayaa ka dhacday Xaafadda Coca Cola ee degmada Yaaqshid waaana nawaaxiga guri dhawaan lagala soo baxay Gabar Jaamiciyad ahayd oo Kooxo Hubeysan ay dil ugu geysteen Gudaha degmadaasi.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo dilka qofkaan rayidka ah la xiriira  ka soo baxay Maamulka degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download-113-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download-113-150x150.jpg\" alt=\"download-113-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20924\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida qof Deegaanka ah uu u xaqiijiyay Shabakadda Warbaahinta Shabelle Kooxo burcad ah ayaa xalay Tooreey waxa ay ku dileen Degmada Yaaqshid qof Rayid ah. Kooxahaan o sida la sheegay doonayay in ay dhac u geystaan Guriga Ninka Rayidka ah ee ay ku dileen Tooreyda ayaa waxaa la tilmaaamay uin xilliga Ninkaas Rayidka ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20923","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20925,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20923\/revisions\/20925"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}