{"id":20920,"date":"2014-04-29T15:35:26","date_gmt":"2014-04-29T12:35:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20920"},"modified":"2014-04-29T15:35:26","modified_gmt":"2014-04-29T12:35:26","slug":"biyo-laaan-iyo-kororka-qiimaha-biyaha-oo-ka-taagan-deegaano-hoostagada-degmada-balanbale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/biyo-laaan-iyo-kororka-qiimaha-biyaha-oo-ka-taagan-deegaano-hoostagada-degmada-balanbale\/","title":{"rendered":"BIYO LA\u2019AAN IYO KORORKA QIIMAHA BIYAHA OO KA TAAGAN DEEGAANO HOOSTAGADA DEGMADA BALANBALE"},"content":{"rendered":"<p>Rujaal Axmed Maxamed, madaxa arimaha bulshada maamulka degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa sharaxaad ka bixiyay biyo la\u2019aan ka taagan deegaano hoostaga degmadaasi. <\/p>\n<p>Biyo la\u2019aantaasi ayuu sheegay inay sababtay qiimo koror ku yimid qiimaha la kala siisto fuustada biyaha, isagoo sheegay in markii hore ay aheyd lacag aan ka badneyn boqol kun, laakiin iminka ay mareyso 200 oo shilin Soomaali ah.<\/p>\n<p>Dadka xoolo dhaqatada iyo dadka kale ayuu sheegay in qaarkood ay kasoo hayaameen biyo la\u2019aan ayna ku sugan yihiin degmada Balanbale iyadoo biyaha laga dhaansado deegaan 45 KM u jira degmada.<\/p>\n<p>Dhanka kale Madaxa arimaha bulshada ee degmada Balanbale ayaa ka hadlay goobta rasmi ahaan biyaha loo doonto iyo qiimaha ay dadka kusoo iibsadaan hadiiba ay helaan.<\/p>\n<p>Deegaanada gobolada Galgaduud iyo Hiiraan ayaa waxaa ka taagan biyo la\u2019aan sababtay inay dad ay u geeriyoodaan, sida uu sheegay madaxa arimaha bulshada Balanbale.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/19984.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/19984.jpg\" alt=\"19984\" width=\"133\" height=\"100\" class=\"alignleft size-full wp-image-20921\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rujaal Axmed Maxamed, madaxa arimaha bulshada maamulka degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa sharaxaad ka bixiyay biyo la\u2019aan ka taagan deegaano hoostaga degmadaasi. Biyo la\u2019aantaasi ayuu sheegay inay sababtay qiimo koror ku yimid qiimaha la kala siisto fuustada biyaha, isagoo sheegay in markii hore ay aheyd lacag aan ka badneyn boqol kun, laakiin iminka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20920","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20920","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20920"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20920\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20922,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20920\/revisions\/20922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20920"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20920"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20920"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}