{"id":20894,"date":"2014-04-27T15:15:15","date_gmt":"2014-04-27T12:15:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20894"},"modified":"2014-04-27T15:18:30","modified_gmt":"2014-04-27T12:18:30","slug":"wasiirka-amniga-guuleed-oo-suaalo-ad-adag-lagu-weydiinayo-xarunta-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/wasiirka-amniga-guuleed-oo-suaalo-ad-adag-lagu-weydiinayo-xarunta-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga Guuleed Oo Su\u2019aalo Ad Adag Lagu Weydiinayo Xarunta Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Guuleed.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/Guuleed.jpg\" alt=\"Guuleed\" width=\"280\" height=\"250\" class=\"alignleft size-full wp-image-20899\" \/><\/a><br \/>\nKulanka ayaa waxa uu duhurnimadaan ka soconayaa Xarunta Baarlamaanka Somaliya waxaana hortagay Wasiirka Amniga Qaranka Somaliya iyadoo su\u2019aalana la weydiinayo.<\/p>\n<p>Xarunta Baarlamaanka ayaa waxa Laga soo sheegayaa in markii la guda galay Su\u2019aalaha uu codsaday wasiir Guuleed Saxaafada Banaanka In loo saaro si uu jawaabaha u bixiyo.<\/p>\n<p>Dood ayaa la geliyey in Baarlamaanka ay Warfidiyeenku goob joog ka noqdaan su\u2019aalo weydiinta waxaana codka uu ubatay inay wariyeyaasha kusugnaadaan xarunta Shirka.<\/p>\n<p>Waxyaabaha la weydiiyey Wasiirka Amniga Qaranka Somaliya C\/kiriin Xuseen Guuleed ayaa waxa ka mid ah Weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada Bishii Febraayo isagoo sheegay inay weli wadaan baaritaano kusaabsan qaabka weerarka Uu U dhacay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Su\u2019aalaha la weydiiyey Wasiirka Amniga ayaa waxa ka mid ah Odayaashii lagu laayey meel ku dhaw degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay isagoo bixinaya Jawaabaha su\u2019aalaha la weydiiyey Ayaa Waxaad Dareemeysaa In Ay Ku Adagyihiin Waxyaabaha Ay Baarlamaanka Weydineyaan Iyagoo Aanan Wax Baqdin Ah Ku Jirin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulanka ayaa waxa uu duhurnimadaan ka soconayaa Xarunta Baarlamaanka Somaliya waxaana hortagay Wasiirka Amniga Qaranka Somaliya iyadoo su\u2019aalana la weydiinayo. Xarunta Baarlamaanka ayaa waxa Laga soo sheegayaa in markii la guda galay Su\u2019aalaha uu codsaday wasiir Guuleed Saxaafada Banaanka In loo saaro si uu jawaabaha u bixiyo. Dood ayaa la geliyey in Baarlamaanka ay Warfidiyeenku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20894","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20894"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20901,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20894\/revisions\/20901"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}