{"id":20890,"date":"2014-04-27T15:07:23","date_gmt":"2014-04-27T12:07:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20890"},"modified":"2014-04-27T15:07:23","modified_gmt":"2014-04-27T12:07:23","slug":"wasiirka-amniga-oo-suaalo-lagu-weydiinayo-xarunta-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/wasiirka-amniga-oo-suaalo-lagu-weydiinayo-xarunta-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"WASIIRKA AMNIGA OO SU&#8217;AALO LAGU WEYDIINAYO XARUNTA GOLAHA SHACABKA"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su\u2019aalo weydiinaya Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya C\/kariin Xuseen Guuleed, kaasi oo Baarlamaanka horay ay ugu yeereen.<br \/>\nWasiir Guuleed oo Baarlamaanka hortagay ayaa la weydiinaya su\u2019aalo kulul, waxaana kamid ah su\u2019aalaha la weydiinayo inuu faah-faahin ka bixin xaalada ammaan ee dalka iyo dilalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay.<\/p>\n<p>Inta su\u2019aalaha la weydiinaya Wasiirka ayaa wuxuu codsaday in saxaafada Banaanka loo saaro, taasi oo keentay in buuq uu ka dhasho Fadhiga baarlamaanka, Xildhibaanada baarlamaankana ay diideen in Banaanka loo saaro Saxaafada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka oo cod u qaaday in Saaxaafada Banaanka loo saaro iyo inay joogto ayaa Xildhibaano gaaraya 140 waxa ay ucodeeyeen in Saxaafada aysan ka bixin hoolka oo ay goobjoog ahaadaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa hada kuguda jira ka jawaabida su\u2019aalo ay kamid yihiin weerarkii Madaxtooyada ka dhacay oo uu sheegay in baaris ay arintaasi ku socoto, isaga oo ka jawaabaya su\u2019aalo ay kamid yihiin Dilalkii Xildhibaanada.<\/p>\n<p>Ilaa 20 Xildhibaan ayaa Sugaysa wasiirka kuwaasi oo la fadhiya su\u2019aalo.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/19954.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/19954.jpg\" alt=\"19954\" width=\"150\" height=\"89\" class=\"alignleft size-full wp-image-20892\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su\u2019aalo weydiinaya Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya C\/kariin Xuseen Guuleed, kaasi oo Baarlamaanka horay ay ugu yeereen. Wasiir Guuleed oo Baarlamaanka hortagay ayaa la weydiinaya su\u2019aalo kulul, waxaana kamid ah su\u2019aalaha la weydiinayo inuu faah-faahin ka bixin xaalada ammaan ee dalka iyo dilalkii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay. Inta su\u2019aalaha la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20890","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20893,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20890\/revisions\/20893"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}