{"id":20873,"date":"2014-04-27T14:55:13","date_gmt":"2014-04-27T11:55:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20873"},"modified":"2014-04-27T14:57:27","modified_gmt":"2014-04-27T11:57:27","slug":"haweenay-soomaali-ah-oo-dabaq-iskasoo-tuurtay-xilli-ay-eryanayeen-ciidanka-booliska-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/haweenay-soomaali-ah-oo-dabaq-iskasoo-tuurtay-xilli-ay-eryanayeen-ciidanka-booliska-kenya\/","title":{"rendered":"Haweenay Soomaali Ah Oo Dabaq Iskasoo Tuurtay Xilli Ay Eryanayeen Ciidanka Booliska Kenya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/gabar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/gabar.jpg\" alt=\"gabar\" width=\"144\" height=\"81\" class=\"alignleft size-full wp-image-20881\" \/><\/a><br \/>\nGabar uur ah oo soomaali ah ayaa ka dhacday dabaqa sadaxaad ee dhismo ay ka degan tahay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Haweenaydaasi ayaa ka baqeysay inay xiraan askar albaabka ku garaacay xilli saqdhexe ah,gabadha ayaa isku deyday inay daaqadda uga gabato ciidanka balse argagax ayey halkaasi kala dhacday..<\/p>\n<p>Nadiifo cabdi ayaa la geeyay cisbitaalka Nairobi East si halkaasi loogu daaweeyo,<br \/>\nXabiibo Xasan Cumar oo habaryar u ah gabadha soo dhacday ee uurka afarta bil leh, ayaa dhankeeda arrinta ku tilmaamtay murugo iyo argagax.<\/p>\n<p>Dhaqtarka la tacaalayay xaaladda Nadiifo, Salaad Garad Maxamed ayaa BBC-da uga u sheegay in dhabarka ay ka dhaawacantay, ilmaha uurka kujirana aysan dhibaato soo gaarin.<br \/>\nHalkan ka dhageyso Wareysiga MP3http:\/\/wsodprogrf.bbc.co.uk\/somali\/dps\/2014\/04\/gabardabaqkadhacdayislii_140426_eastleigh_crackdawn_au_bb.mp3<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gabar uur ah oo soomaali ah ayaa ka dhacday dabaqa sadaxaad ee dhismo ay ka degan tahay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Haweenaydaasi ayaa ka baqeysay inay xiraan askar albaabka ku garaacay xilli saqdhexe ah,gabadha ayaa isku deyday inay daaqadda uga gabato ciidanka balse argagax ayey halkaasi kala dhacday.. Nadiifo cabdi ayaa la geeyay cisbitaalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20873","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20873"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20882,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20873\/revisions\/20882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}