{"id":20859,"date":"2014-04-26T18:09:29","date_gmt":"2014-04-26T15:09:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20859"},"modified":"2014-04-26T18:14:40","modified_gmt":"2014-04-26T15:14:40","slug":"madaxweynaha-xasan-sheikh-oo-kormeer-ku-tagay-xarunta-wasaarada-warfaafinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/madaxweynaha-xasan-sheikh-oo-kormeer-ku-tagay-xarunta-wasaarada-warfaafinta\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Xasan Sheikh Oo Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Warfaafinta."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/xasa.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/xasa.jpg\" alt=\"xasa\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-20861\" \/><\/a><br \/>\nMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saaka tagay xarunta Wasaarada Warfaafinta Dowladda Soomaaliya, iyadoo tani ay noqonayso markii labaad uu booqdo Xarunta Wasaarada Warfaafinta.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu tagay Wasaarada Warfaafinta, waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow iyo kuxigeenkiisa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa socdaal ku dhexmaray Xarunta Wasaarada Warfaafinta, isaga oo qeyb qeyb gudaha ugalay Xaruntaasi, isaga oo sidoo kale galay qolalka Keydka Raadio Muqdisho iyo TV-ga Dowladda.<\/p>\n<p>Kormeer kadib Madaxweynaha ayaa ka hadlay booqashada uu saaka ku tagay xarunta Wasaarada warfaafinta, waxaana uu shaqaalaha Wasaaradaasi ku dhiirageliyay inay siiwadaan dadaalkooda ku aadan shaqada ay shacabka u hayaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa yiri \u201cDhalinyarada u taagan shaqada shacabka ee aan qiimeyneyn handadaada iyo dhibaatada lagu haayo, runtii waa farxad weyn inaan arko dhalinyaro u taagan shaqada shacabka inay siiwadaan\u201d<\/p>\n<p>Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa dhankiisa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in Madaxweynaha uu booqasho ugu tago xarunta Wasaarada Warfaafinta.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in ujeedka uu booqashada ugu tagay Wasaarada ay tahay ahmiyada Wasaarada warfaafinta ay ku dhexleedahay shacabka iyo Dowladda intaba, isaga oo xusay in tani ay qeyb ka tahay booqashooyin Wasaaradaha uu Madaxweynaha ku tagi doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saaka tagay xarunta Wasaarada Warfaafinta Dowladda Soomaaliya, iyadoo tani ay noqonayso markii labaad uu booqdo Xarunta Wasaarada Warfaafinta. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu tagay Wasaarada Warfaafinta, waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow iyo kuxigeenkiisa. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa socdaal ku dhexmaray Xarunta Wasaarada Warfaafinta, isaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20859","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20859","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20859"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20863,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20859\/revisions\/20863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}