{"id":20855,"date":"2014-04-26T18:04:07","date_gmt":"2014-04-26T15:04:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20855"},"modified":"2014-04-26T18:07:26","modified_gmt":"2014-04-26T15:07:26","slug":"ciidanka-itoobiya-oo-galgaduud-ku-xiray-saraakiil-ka-tirsan-ahlusunada-gobalada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/ciidanka-itoobiya-oo-galgaduud-ku-xiray-saraakiil-ka-tirsan-ahlusunada-gobalada-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidanka Itoobiya Oo Galgaduud Ku Xiray Saraakiil Ka Tirsan Ahlusunada Gobalada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/CCCC.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/CCCC.jpg\" alt=\"CCCC\" width=\"135\" height=\"90\" class=\"alignleft size-full wp-image-20857\" \/><\/a><br \/>\nSida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Gobalka Galgaduud ee Bartamaha dalka Soomaaliya, ciidamada Itoobiya ayaa shalay xabsiga dhigay Saraakiil ka tirsan Ururka Ahlusuna Gobalada Dhexe.<\/p>\n<p>Xariga Saraakiishaan ayaa wuxuu yimid Kadib markii ay ufidiyeen dad shacab ah oo ku nool tuulooyin Guriceel hoostaga gurmad biyo ah, xilli deeganada Gobalka Galgaduud ay ka jirto xaalad biyo la\u2019aan ah.<\/p>\n<p>Markii ay kasoo noqdeen xubnahaan gurmadka Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa xabsiga u taxaabay ciidamada Milateriga Itoobiya ee ku sugan Gobalka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin Ahlusuna ka tirsan.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ahlusuna ka tirsan ee ciidamada Itoobiya ay xireen ayaa waxaa kamid ah madaxa amniga Guriceel ee Ururka Ahlusuna Muuse Macalin Maxamed (Muuse Tashade) Mursale Sheekh Xeefoow madaxa arimaha Bulshada Ahlusuna iyo saraakiil kale oo Ururkaasi ka tirsan.<\/p>\n<p>Masuuliyiintaan ayaa waxaa laga deegaan lagu magacaabo Toos-dheer oo u dhaxeeya xadka Soomaaliya iyo Itoobiya, waxayna hadda ku xiran yihiin Saldhiga Labo-baar.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Fulinta maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca Jaamac Aadan Cabdulle ayaa Idaacada Bar-kulan u sheegay inay hada wadaan dadaal ku aadan sidii loo siideyn lahaa masuuliyiintaasi ka tirsan Ahlusuna ee ciidamada Itoobiya ay xabsiga dhigeen.<\/p>\n<p>Saraakiisha Itoobiya weli kama aysan hadlin sababta ay uxireen masuuliyiintaan ka tirsan Ururka Ahlusunada Gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya.<br \/>\nNagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Gobalka Galgaduud ee Bartamaha dalka Soomaaliya, ciidamada Itoobiya ayaa shalay xabsiga dhigay Saraakiil ka tirsan Ururka Ahlusuna Gobalada Dhexe. Xariga Saraakiishaan ayaa wuxuu yimid Kadib markii ay ufidiyeen dad shacab ah oo ku nool tuulooyin Guriceel hoostaga gurmad biyo ah, xilli deeganada Gobalka Galgaduud ay ka jirto xaalad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20855","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20855"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20858,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20855\/revisions\/20858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}