{"id":20844,"date":"2014-04-26T17:12:16","date_gmt":"2014-04-26T14:12:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20844"},"modified":"2014-04-26T17:12:16","modified_gmt":"2014-04-26T14:12:16","slug":"madaafiic-lagu-garaacay-deegaanno-ka-tirsan-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/madaafiic-lagu-garaacay-deegaanno-ka-tirsan-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Madaafiic lagu garaacay Deegaanno ka tirsan Shabeelaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Wararka aynu ka heleyno Deegaanka Tisxiile ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in dagaallo iyo duqeymo halkaasi ay ka dhaceen.<\/p>\n<p>Dad deegaanka ayaa Shabelle u xaqiijiyay in Duqeymo Madaafiic xoogan ah lagu garaacay deegaanka Tisxiile kuwaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.<\/p>\n<p>Duqeymaha ayaa ka dambeeyay kadib xiisado shaqaaqo ah oo halkaas ka dhacay kuwaas oo u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maalmihii dambe ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka jiray xiisado dagaal kuwaas oo yimid kadib markii ay Gobolkaasi ka bilowdeen Howl gallo lagula dagaalamayo Isbaarooyinka.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/aeafYa-150x150.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/aeafYa-150x150.jpeg\" alt=\"aeafYa-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20845\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka aynu ka heleyno Deegaanka Tisxiile ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku soo warramaya in dagaallo iyo duqeymo halkaasi ay ka dhaceen. Dad deegaanka ayaa Shabelle u xaqiijiyay in Duqeymo Madaafiic xoogan ah lagu garaacay deegaanka Tisxiile kuwaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Duqeymaha ayaa ka dambeeyay kadib xiisado shaqaaqo ah oo halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20844","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20846,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20844\/revisions\/20846"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}