{"id":20834,"date":"2014-04-26T17:10:28","date_gmt":"2014-04-26T14:10:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=20834"},"modified":"2014-04-26T17:10:28","modified_gmt":"2014-04-26T14:10:28","slug":"kulan-looga-hadlay-amaanka-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/04\/kulan-looga-hadlay-amaanka-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlay amaanka oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Kulankaan oo ah mid 7aad kii Mar ay ku kulmaan dhammaan Maamulka iyo Guddoomiyayaasha 16 Degmo ee Gobolka Banaadir ayaa diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin sugida iyo Xaqiijinta Nabad Gelyada , Canshuurta iyo Nadaafadda degmooyinka Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid uu albaabada u xirnaa ayaa waxaa shir Guddoominayay  Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir waxaana markii uu idlaaday kadib Idaacadda  Shabelle faah faahin ka siiyay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdi Baasid Max\u2019ed C\/raxmaan.<\/p>\n<p>\u201c waxaan guddi u saarnay  Isbaarooyin yaalla inta u dhexeysa Xerada Maslax iyo Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee degmada Heliwaa , sidoo kale waxaan talo ku soo jeedinay in dadka Barakacayaasha danyarta ah ay isaga guuraan meelaha biyo fariisiga ah maadaama marka la galo xilli roobaadka uu saameyn ku yeelan karo\u201d ayuu yiri Cabdi Baasid Max\u2019d C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa qeyb ka ah dadaalada Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir uu ku doonayo in uu dabagal ugu sameeyo waxa u qabsoomay inta Maamulku u shaqeynayay  si Howlaha Maamulka Gobolka Banaadir guud ahaan ay u noqdaan kuwa si hab sami lah oo dar dar ah ku socda.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download-38-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/04\/download-38-150x150.jpg\" alt=\"download-38-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-20835\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaan oo ah mid 7aad kii Mar ay ku kulmaan dhammaan Maamulka iyo Guddoomiyayaasha 16 Degmo ee Gobolka Banaadir ayaa diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin sugida iyo Xaqiijinta Nabad Gelyada , Canshuurta iyo Nadaafadda degmooyinka Muqdisho. Kulanka oo ahaa mid uu albaabada u xirnaa ayaa waxaa shir Guddoominayay Xoghayaha Guud ee Maamulka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-20834","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=20834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20836,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/20834\/revisions\/20836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=20834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=20834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=20834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}